Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

MIDAWGA YURUB OO SOO DHAWEEYAY QORSHAHA LOOGA BAXAY KUMEELGAARKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 21, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMidawga reer Yurub  oo ah mid kamid ah deeq-bixiya ugu weyn ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay tillaabooyin loo qaaday sidii wadanka looga saari kumeelgaarnimada, iyadoo la soo xulay baarlamaan cusub oo isla shalay Magaalada Muqdisho lagu dheeriyay. Tanoo soo  afjartay waqtiga kumeelgaarnimada oo ay Soomaaliya ku jirtay 10kii sano ee la soo dhaafay.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midawga Yusub ee magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in ay guultahay in Soomaalida ay dalka gudihiisa ay goáan mustaqbal dalkooda ku gaaraan.

“Waxaan uga mahadcelinayaa guddiga farsamada ee soo xulaya baarlamaanka cusub, shaqada ay qabteen, iyagoo soo magacaabay xubnaha baarlamaanka cusub taasoo qeyb ka ah mabaadiidii Garowe. Waxaanu ku boorinaynaa dhamaan ka qeybgalayaasha nidaamkaas in ay sii wadaan shaqadooda si ay nabad uga dhaliyaan Soomaaliya” sidaasi waxaa tiri wakiil sare ee Midawga reer Yurub Catherine Ashton.

Wakiilka Catherine Ashton ayaa uga mahadcelisay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM, dadaalkiisa ku aadan sidii uu nabad ugu soo dabaali lahaa Soomaaliya.

Mrs Ashton ayaa sheegtay in xubnaha la soo gudbiyay ay mudanyihiin in ay matalaan umadda Soomaaliyeed, waxa ay ugu baaqday odayaasha iyo guddiga farsamada in ay howlahooda horey u sii wataan iyagoo aan lagu samayn wax faragelin ah.

“Waxaan rajeynaynaa guulaha wanaagsan ee la gaaray inay sii socon doonaan si loo dhamaystiro waxyaabaha ka harsan maalmaha inagu soo aadan sida Baarlamaanka oo yeesha nidaam buuxa, isagoo soo magacaabo madaxweyne iyo in sidoo kale la dhamaystiro shaqooyin kale ee dhamin”, ayay tiri.

MG

Previous Post

SOOMAALIYA OO KUMEELGAARKA KA BAXDAY IYO AFKAARAHA DADWEYNAHA

Next Post

HAWEENKA IYO DOORKA BEERASHADA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
HAWEENKA IYO DOORKA BEERASHADA

HAWEENKA IYO DOORKA BEERASHADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo