Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

HAWEENKA OO WELI KA CABANAYA INAYSAN HELIN QAYBTII XUBNAHA BAARLAMAANKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 9, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWixii ka dambeeyay ansixintii qabyo-qoraalkii dastuurka dalka, ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, magaalooyin hoos yimaada dalka waxaa aad looga hadal hayaa qaabka soo xulista baarlamaanka cusub ee la filayo inuu dalku yeesho.

Sida dastuurka cusub ku cad waxaa tirada haweenka ee baarlamaanka ay tahay inay helaan boqolkiiba 30, iyadoo noqoneysa mid ka badan marka loo barbardhigo tirooyinkii hore ee ay ku lahaan jireen

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii dhowaa kulamo gaar gaar iyo kuwa guud waxaa ku lahaa qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed, kuwaasi oo qaarkood u hanqaltaagaya inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub ee la filayo.

Waxaana isa soo taraya haweenka Soomaaliyeed ee cabashada ka muujinaya arrintaan, xildhibaanada Caasho Axmed Cabdalla ayaa Radio Ergo u sheegtay “In ilaa xilli dheer haweenku ku dulmanaayeen arrimaha siyaasadda Soomaaliyeed, waxaanan filaynay in nala siiyo 50% mase dhicin taasi, haddase waxaa nala siiyey 30” koley arimahaan xaq ma ahane waa xal, laakiin waa in taas la fuliyaa,  ayeyna hadalkeeda ku sii dartay, xildhibaanaddaan ayaa sidoo kale tilmaantay in haweenku mudan yihiin inay ka qayb qaataan aayaha iyo masiirka ummada inay go’ankeeda wax ku yeeshaan.

Guddiga loo soo xulay inay kala shaan dheeyaan xubnaha baarlamaanka ayaa iyaguna in badan ku celiyey xubno la soo gudbiyey, iyagoo ku dhaliilay qabaa’ilka oo aan soo buuxin shuruudihii ahaa inay ku soo daraan haweenka tirada looga baahan yahay, taasoo iyana is qabqabsi badan dhalisay.

FM/MG/MH

Previous Post

TFG OO SIXIIXDAY HESHIIS CARRUURTA AH

Next Post

DAB KA KACAY XERADA XAGARDHEERE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
DAB KA KACAY XERADA XAGARDHEERE

DAB KA KACAY XERADA XAGARDHEERE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo