Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Xeerka qoondada ee Somaliland oo shaqo abuur u sameeyay haween

Lix boqol iyo lix hablood ayaa markii u horreysay ka faa’ideystay shaqooyinka dowladda oo haweenka […]

Boqollaal haween ah oo ay fursad siisay ilaalinta qoondada shaqaalaynta ee Somaliland

(ERGO) – Lix boqol iyo lix hablood ayaa markii u horreysay ka faa’ideystay shaqooyinka dowladda […]

In kabadan 3000 oo qoys oo ka faa’iidaystay ceelal ku yaalla Degmada Jowhar oo la dayactiray

(ERGO) – Saddex kun iyo saddex boqol toddobaatan iyo shan qoys oo isugu jira xoolo-dhaqato […]

Burco: Gabar da’ yar oo ol’ole ka dhan ah gudniinka fircooniga ka wada deegaanka Beer

(ERGO) – Fahiima Cabdiraxmaan Cali oo 14 jir ah kuna nool deegaanka Beer oo magaalada […]

Digniinaha la xiriira cimilada ee Raadiyow Ergo oo qoysas ku nool sool ka badbaadshay daadad

(ERGO) – Axmed Cusmaan oo ku nool tuulada Holhol oo ku dhex-taalo dooxada Jidiinka-dodhada ee […]

Nin Muqdisho ku soo kordhiyay ka ganacsiga dhirta lagu qurxiyo guryaha iyo jardiinooyinka

(ERGO) – Xuseen Muudeey wuxuu dhirta lagu beero guryaha ku wareejinayaa waddooyinka magaalada Muqdisho oo […]

Soomaaliya: Sare u kaca badda oo sababay in ay guryo badan qarsoomaan

(ERGO) – Bulshooyinka ku nool dhulalka xeebaha ah ayaa sheegaya in sanadihii la soo dhaafay […]

Dad naafo ah oo daruufo ay ku haystaan xeryaha Beledweyne

(ERGO) – Axmed Faarax Geeddi oo 55 jir ah wuxuu ka mid yahay dadka baahiyaha […]

Galgaduud: Hoos-u-dhac ku yimid qiimaha lagu iibsado ariga

(ERGO) – Hoos-u-dhac ku yimid qiimaha lagu iibsanayo ariga qaliinka, dhaqaalka iyo kan yaryar ee […]

Dhadhaab: Dhallinyaro nolashooda ku maareeya xirfadda sawir-qaadista

(ERGO) – Lix iyo toban dhallinyaro ah ayaa xirfado ay dhaqaale ku heli karaan ka […]

Sanado