Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Somaliland: Biyo dhaamin laga sameeyay tuulooyin aan roobka guga helin

(ERGO) – Tuulooyinka Ulasan iyo Warcimraan oo ka tirsan Waadaa-magoo ee gobolka Saraar ee Somaliland […]

JUBBALAND: Dood ka taagan qabiilka ay haweenku ku meteli karaan baarlamaanka

(ERGO) – Faadumo Macalin Cali waxay ka mid tahay 24 haween ah oo u tartarmaya […]

Maxaabiista xabsiga Kismaayo oo ka faa’iidaysanaayo mashruuc waxbaris ah

(ERGO) – Barnaamij wax lagu barayo maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa […]

Roobabka oo ah il-biyoodka keliya ee Buur-Hakaba

(ERGO) – Roobka ayaa ah il-biyoodka keliya ee ay ku tiirsan yihiin dadka ku nool degmada […]

Gobolka Nugaal: In ka badan 1,000 qoys oo ka faa’iidaystay biyo-xireen laga dhisay tuulada Salaxley

(ERGO) – Roobkii gu’ga ee curtay horaantii bishii la soo dhaafay ayaa biyo-geliyay biyo-qabatin ama […]

Gabadha keliya ee Puntland uga shaqeysa injineernimo koronto

(ERGO) – Inkasto oo ay jiraan rag injineero ah oo ku taqasusay xiriirinta korontada, cilad […]

Beledweyne: Dadka danyarta ah iyo barakacayaasha oo ka fadaa’iidaystay ceelal soo maaxday

(ERGO) – Dadka danyarta ah iyo kuwa soo barakacay ee magaalada Beledweyne ayaa saddexdii toddobaad […]

Haween Whatsappka ku baadigooba carruur ka tahriibay

(ERGO) – In ka badan laba boqol oo ah haween ah oo carruurtooda iyo dadka […]

Bari: Magaalada Bareeda oo laga hirgaliyay biyo-galin

(Ergo) – Ilaa 600 oo qoys ayaa ka faa’iideysatay mashruucan biyo-galinta oo markii ugu horeysay […]

Haweenka ku nool degmada Jariiban oo lagu wacyi galinayo in ay ku dhalaan xarumaha Caafimaad

Xarunta hooyada iyo dhalaanka ee dagmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa ka cabanaysa hooyooyinka reer […]

Sanado