Roobabka oo saameyn ku yeeshay dadka Bakool
Photo | Biyaha oo dhex ceegaaga waddooyinka Xudur/Sawir/Muxyadiin Xasan Roobabka guga oo maalmo si xariir ah uga da`ay deegaanno iyo ...
Photo | Biyaha oo dhex ceegaaga waddooyinka Xudur/Sawir/Muxyadiin Xasan Roobabka guga oo maalmo si xariir ah uga da`ay deegaanno iyo ...
Boqollaal qaxooti kasoo jeeda gobolka is-maamulka Soomaalida ee Itoobiya kuna sugan dalka Yemen ayaa cabsi ka qaba inay deegaannadooda dib ...
Aadan Cabdi Abaarey oo ah gudoomiye ku xigeenka degmada Xudur ayaa Ergo u sheegay in dad tiradoodu dhantahay 2700 oo ...
Waxaa dhowaan la soo gebagebeeyay tababar ku saabsanaa Hagaajinta Adeegsiga af Soomaaliga ee Warbaahinta oo uu maalgeliyay Radio Ergo laguna ...
Qoysas 15 sano ku noolaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya oo dhawaan ku noqday magaalada baydhabo ee gobolka Baay ...
50 gabdhood oo da,yar kuna nool Muqdisho, waxna ka barta goobo waxbarasho oo kala duwan ayaa bilaabay inay ka qeyb ...
Dhismaha wasaaradda beeraha ee Boosaaso waxay hadda hoy u tahay 75 oo u badan carruur, haweeniyo dad waayeel ah, qaar ...
Photo | Sawir/webiga oo fatahay/Maryan/Ergo Laba carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen laba kalena ay dhaawacmeen kadib markii ...
Beeralayda deegaanka Calmadow ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ku adagtahay suuq geynta dalagyadooda u soo baxa. Buuralaydaan oo cimilo ...
Xiritaankii xawaaladaha Soomaalida ee guddaha Kenya ayaa saamayn ganacsi ku yeelatay ganacsatada raashinka ka soo dhoofsata dhinaca guddaha Soomaaliya, wuxuuna ...



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo