Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ka cabanaya beerahoodi oo ay geedo ka baxeen

Radio Ergo by Radio Ergo
April 30, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas ka cabanaya beerahoodi oo ay geedo ka baxeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qoysas 15 sano ku noolaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya oo dhawaan ku noqday magaalada baydhabo ee gobolka Baay ayaa la kulmay beerahoodii uu noqday dhul hawd ah kadib markii ay isku dayeen inay dib u beertaan xilli roobaadkan.

Xuseen Axmed Ibraahim ayaa Radio Ergo u sheegay in 15 sano kadib uu ku soo laabtay beertiisi oo hadda u doonayo in u dib u falo balse caqabadda haysata ay tahay beertii oo u ekaatay goob aan waligeed wax abuur ah lagu samayn, uuna u baahan yahay in laga gacan siiyo sidii uu u hagaajin lahaa beertiisa oo laga jari lahaa dhir ka baxday oo uusan awoodin in kaligii uu wax ka qabto.

Beerta Xuseen ayaa ku taalla deegaanka Iidaale oo ka tirsan degmada Baydhabo.

Sacadiyo Xasan Ibraahim oo la hadashay Radio Ergo ayaa sheegtay in 15-sano ay ku maqnayd  qoxootiga Kenya,‘’ beeraley ayaa ahay, kor hor inta aanan aadin Kenya waxaan haystay noola fiican, waayo dalagga beeraha ayey ku tiirsanayd noolasha qoyskeyga, hada barakac ayaa nahay dhulkii beeraha oo aan lahayn aad ka faa’ideystaanna waxay ka baxay dhir faba badanoo aysan suurta gal ahayn in dallag lagu beero waxan codsanayaa in beeraha nala hagaajiyo si aan u baruuno.

Cabdi Cali Aadan oo ka mid ah qoxootiga beeraleyda ah dalka dib ugu soo laabtey ayaa Ergo u sheegey in sababta markii hore wadanka uga carareen ay aheyd dagaalo wadanka ka jirey, hadase ay diyaar u yihiin iney beerahooda ku laabtaan hadii lagu gacan qabto si nolasha xeriyaha barakacyaasha ay ku jiraan ay wax isaga badasho,

Waxaa kaloo jira qoysas Beeraley ah oo  dalka dib loogu soo celiyey oo xili roobadkan la filayay iney ka mid noqdaan kuwa ku howlan tacbashada beerahooda balse ku dhibaateysan xeryaha barakacayaasha Baydhabo  oo ay ku haystaan hoyi la,aan, hase ahaatee qaar ka mid ah qoysaskan ayaa markii hore waxaa ay horey isaga iibiyeen beerihii iyo xoolihii ay dhaqan jireen sida ay sheegtay Qureesho Aadan Maxamed oo laba bilood ka hor ka soo laabatay Kenya 15 sano oo ay halkaa ku noolayd horayn u iibisay hantiteedi.

Previous Post

Muqdisho: Gabdho bilaabay inay ka sameeyaan bacaha la tuuro xarko dib loo isticmaalo

Next Post

Hagaajinta adeegsiga Af-Soomaaliga warbaahinta

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Hagaajinta adeegsiga Af-Soomaaliga warbaahinta

Hagaajinta adeegsiga Af-Soomaaliga warbaahinta

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo