Hoy 2015

Yearly Archives: 2015

Dhallinyaro ol’ole wacyi-gelinta tahriibka ah ka wada Soomaaliya

Dhallinyaro uu fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa dhowr magaalo oo Soomaaliya ah ka wada olole ay dhallinyarada uga wacyigelinayaan halista...

Raxma: 12 jir qoys biisha

Raxma Sheekh Cali haddii ay xanuunsato ama ay maalin shaqo soo waydo qoyskeeda oo ka kooban hooyadeed, aabbaheed labaad iyo afar carruur ah oo...

Curyaan gurguurta oo bajaaj wadis ku shaqeysta

(ERGO) - Dabeyl ayaa Mukhtaar Cali Isxaaq ka naafeysay qaarka dambe ee jirkiisa 44 sano ka hor. Laakiin taas kama hor istaagin inuu waxbarto oo...

Beeraley ku soo barakacay xeryaha duleedka Muqdisho

27 November, 2015 SHABELLADA HOOSE Qoysas beeraley ah oo ay tiradooda gaareyso 1400 oo qoys ayaa toddobaadkan ku soo barakacay xeryaha ku yaalla inta u...

DADKA DIINSOOR OO KA CABANAYA SICIR-BARAR

Dadka ku nool degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa ka cabanaya sicir-barar muddo shan bil ah ka jira degmadooda oo ka dhashay go’doomin ay...

Beeraley ku soo barakacday xeryaha Baardheere

Photo | Weriyaha Raadiyo Ergo oo wareysanaya Makaay Nuurow oo ka mid ah dadka ku barakacay xerada Xabaal-Caddey /Saalixi/Ergo 24 November, 2015 GEDO   Beeraley...

Qoryooley: Beero 40 hektar ah oo ku baaba’ay fatahaad

Roob xooggan oo toban maalin oo xiriir ah ka da’ayay degmada Qoryooley iyo Fatahaad uu sameeyay webiga Shabeelle oo isbiirsaday, ayaa sababay inuu baaba’o...

Shuban ka dillaacay Wanlaweyn

Saddex qof ayaa cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyootay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, iyadoo lagu soo warramayo inay la ildaran yihiin cudurka 40 qof...

Buurhakaba: Daad qaaday cunto u keydsaneyd 730 qoys

Daad ka dhashay roob xooggan oo dhawaanahan ka da’ay tuulooyin hoos taga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sababay inay biyo qaadaan bakaartii ay...

Baardheere: Fatahaad shaqo la’aan dhigtay boqollaal haween ah

Fatahaad uu sameeyay webiga Jubba oo baabi’iyay dhul beereed lagu qiyaasay in ka badan 20 kun oo hiktar ayaa sababay inay shaqo la’aan soo...