Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka soo hayaamaya miyiga oo imanaya degmadda Xudur

Radio Ergo by Radio Ergo
May 4, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dad ka soo hayaamaya miyiga oo imanaya degmadda Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Aadan Cabdi Abaarey oo ah gudoomiye ku xigeenka degmada Xudur ayaa Ergo u sheegay  in dad tiradoodu dhantahay 2700 oo qoys ay deegaan siiyeen labadii todobaad ee ugu danbaysay, dadkaan ayaa ka soo hayaamay tuulooyin ka tirsan gobolka B akool.
Barakacayaashan ayaa sii cusleeyey xaaladda nololeed ee ka jirto degmadda Xudur oo dadka ku nool ay ku jiraan nolal ciriiri ah oo ay keentay go’doonkii sanadka ka badan.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in hadda dadku ay ka dhisteen xeryo barakaca duleedka degmada

Weriyaha Ergo ee goboladdaas Muxiyadiin Xusni oo tegey degmadaas ayay dadkaani u sheegeen inay ka soo hayaameen deegaannada colaaduhu ka jiraan ee gobolka.

Faadumo Axmed Cabdi waxay kasoo barakacdey deegaanka Kulan Jareer oo Xudur galbeedka kaga began 45KM, ayaa Ergo u sheegay inay uga haysato sagaal carruur ah, ayna uga timid dhulkay deganayd markii ay cuntadii gabaabsi ku noqotay.

Barakacyaashan cusubi magaallada ay nolosha u soo  raadsadeen waa mid go,adoonsan oo aaney ka jirin dhaq dhaqaaq ganacsi, iyaga iska daayee dadkii horey u joogey ay nolal cariiir ah ku nool.

Dahabo Xasan waa 60-sano jir, heystana 8 carruur ah, waxay dhex fadhiday markaan u tegey aqal yar oo aan wada deeqin iyada iyo carruurteeda, waxaan dul tagey iyada oo carruurta u karineyso badar dariska u keeneen, waxaan weydiiyey sida nolasheeda ay tahay.

“Busley ayaa ka imid bishaan 19 keedii, oo galbeedka Bakool ah, maalmo yar ayaa halkan joogaa, cabsi ammaan iyo wax la’aan ayaan kasoo barakacney, nabad geliyo ayaa soo raadsaney, nolasha aan ku jirno ma ahan wax ka sheegi karo”

Previous Post

Hagaajinta adeegsiga Af-Soomaaliga warbaahinta

Next Post

Qaxootiga kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee ku nool Yemen oo cabsi ka qaba inay laabtaan

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne

Qaxootiga kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee ku nool Yemen oo cabsi ka qaba inay laabtaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo