Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxootiga kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee ku nool Yemen oo cabsi ka qaba inay laabtaan

Radio Ergo by Radio Ergo
May 7, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Boqollaal qaxooti kasoo jeeda gobolka is-maamulka Soomaalida ee Itoobiya kuna sugan dalka Yemen ayaa cabsi ka qaba inay deegaannadooda dib ugu laabtaan, sababo dhanka ammaanka ah.

Qaxootigan oo muddo ka badan 20 sano ku noolaa xerada qaxootiga Alkharaz ee dalka Yemen oo saameyn ay ku yeesheen dagaallada ka socda dalkaas ayaa markoodii hore xaalado ammaan dartood uga soo hayaamay dhulkooda.

Aamina Maxamed Ibraahim oo ku nool xerada Alkharaz ayaa Ergo u sheegtay inaysan aqoon meel ay ku laabato, xitaa haddii ay hesho qarash ay dib ugu laabato.

“Dadku waxay ku wada laabanayaan deegaannada ay kasoo jeedaan, laakiin aniga ma lihi meel aan u laabto, nafteyda ayaan u baqayaa, intaan xabsi geli lahaa waxaan ka door bidayaa inaan Yemen sii joogo.” Ayay tiri Aamina.

Cabdirisaaq Nuur oo isagana ka mid ah qaxootiga Alkharaz, si la mid ah Aamina ma yaqaan meel uu ku laabto, “Haba yaraatee wax rajo ah kama lihi inaan laabto, 20sano ayaan Yemen ku noolaa, UNHCR ayaa na quudin jirtay laakiin hadda way naga jaratay, nolol xumo ayaa sidoo kale na heysata.” Ayuu yiri Cabdirisaaq.

Ruun Cabdi Cali oo ah hooyo 55-jir ah, waxay Ergo u sheegtay inay door bideyso inay Yemen ku dhimato inta ay laaban lahayd, sidoo kalena aysan dooneyn inay Soomaaliya qaxooti ku noqoto.

Guddoomiyaha jaaliyadda qaxootiga Soomaalida Itoobiya Jowhar Beddel Axmed ayaa ka codsaday hay`adaha gargaarka inay ka caawiyaan meel ammaan an oo ay ku noolaadaan.

“Haddaan Yemen ka tagno oo aan Ku laabanno Itoobiya, waxaan la mid nahay dad biyo ka baxay oo dab ku dhacay, marka meel kale ayaan codsaneynaa oo aan ku noolaanno.” Ayuu yiri Jowhar.

Boqollaal qoysas qaxooti Soomaaliyeed ah oo kasoo cararaya dagaallada ka socda dalka Yemen ayaa dib ugu laabanayay Soomaaliya bilooyinkii ugu dambeeyay.

Previous Post

Dad ka soo hayaamaya miyiga oo imanaya degmadda Xudur

Next Post

Roobabka oo saameyn ku yeeshay dadka Bakool

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Roobabka oo saameyn ku yeeshay dadka Bakool

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo