Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roobabka oo saameyn ku yeeshay dadka Bakool

Radio Ergo by Radio Ergo
May 7, 2015
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Biyaha oo dhex ceegaaga waddooyinka Xudur/Sawir/Muxyadiin Xasan

Roobabka guga oo maalmo si xariir ah uga da`ay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Bakool ayaa wuxuu saameyn xooggan ku yeeshey boqollaal qoysas ah, kuwaasoo guryihii ay degganaayeen qaar uu ka dumiyey roobka biyaha xooggan watay.

Xaafadda Buulow ayaa ka mid ah xaafadaha uu saameynta ku yeeshay roobka, waxaana guryahoodii ka barakacay ilaa 500 oo qoys, waxay sidoo kale roobabka qaadeen Ari badan.

Xaawo Macallin Cali waxay ka mid tahay qoysaska deggan xaafagda Buulow oo roobka daadka watey saameyey ayaa Ergo ayaa u sheegtey inay gobolka oo go`doonsan darted aysan aqoon meel ay aadaan.

Roobabka ayaa sidoo kale burburiyay dhul beereedyo dhowr ah oo ku yaallay duleedka magaalada Xudur, iyagoo baabi`iyay dalagyadii ku beernaa, sida uu Ergo u sheegay Mayow Cabdi Nuur oo ka mid ah beeralleyda gobolka Bakool.

Deeqow Maxamed Kuus oo ka mid ah odayaasha degmada Xudur ayaa ka codsaday hay`adaha inay ka hor tagaan khatarta caafimaad ee ka imaan karta biyaha dhax fadhiya qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada xudur.

“Wali roobka waa uu soo socdaa, marka inta xaalka faraha ka bixin, waxaan codsaneynaa in biyo xireen loo sameeyo biyaha oo xaalad caafimaad daro ka imaan karto,hay,adaha waxaan leenahay qatartan caafimaad halaga hor tago.”

Maamulka gobolka bakool iyo degmada xudur ayaa waxay wadaan dadaalo ku aadan sidii wax`loogu qaban lahaa qoysaska guriyo la,aanta ku heysata magaalada.

Muxyadiin Xasan Maxamed/FM

Previous Post

Qaxootiga kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee ku nool Yemen oo cabsi ka qaba inay laabtaan

Next Post

Dadkii ka qaxay magaalooyinka waaweyn ee Yemen oo ku dhibaateysan Al-Kharaz

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Dadkii ka qaxay magaalooyinka waaweyn ee Yemen oo ku dhibaateysan Al-Kharaz

Dadkii ka qaxay magaalooyinka waaweyn ee Yemen oo ku dhibaateysan Al-Kharaz

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo