Wareysi: Guddiga Qaxootiga Yemen oo sheegay in aysan sii heyn karin qaxootiga Yemen ka yimid
Guddiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Yemen oo dowladda Soomaaliya ay dhowaan u xilsaartay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed ee laga soo daabulayo ...












