Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxootigii dhowaan Yemen laga keenay oo hoy ku meel gaar ah muqdisho laga dejiyay

Radio Ergo by Radio Ergo
May 22, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxootigii dhowaan Yemen laga keenay oo hoy ku meel gaar ah muqdisho laga dejiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dad gaaraya 95 qof oo qaxooti Soomali ah oo laga soo qaaday magaalada Sanca ee dalka Yemen oo dagaallo ay ka jiraan oo Isniintoo laga soo dejiyay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la dejiyay hoy ku meel gaar ah.

Dadkan qaxootiga Soomalida ah ayaa waxay u badnaayeen haween carruur yaryar sita iyo dad waayeello ah oo qaarkood ay xanuun sanayeen ayaa qaar ka mid ah waxay ku biireen ehelladooda magaalada degganaa, halka kuwa kalena ay sugayaan in deegaannadooda loo qaado.

Maxamuud Cabdi Axmed oo ah sarkaal ka tirsan IOM ayaa Ergo u sheegay inay ku talo jiraan in qaxootiga ay ka caawiyaan inay aadaan deegananadooda kale e ee dalka.

“Dadka is dabbaraya ee qaraabo ay Muqdisho u joogaan way aadayaan, kuwa kale ee raba in gobollada kale loo gudbiyana, IOM diyaar bey u tahay waxayna dejisay meel ku meel gaar ah oo ay cunto iyo hoy ka helayaan, kadibna waan ka caawineynaa inay aadaan deegaannadooda,” ayuu yiri Maxamuud.

Warda Cusmaan oo ah hooyo leh saddex carruur ah oo 10 sano ku nooleyd magaalada Sanca ee dalka Yemen, ayaa dareenkeeda uga warrantay Ergo, “Dagaallada dartood ayaan usoo qaxnay, waan ku faraxsanahay inaan dib usoo laabto, waan auga mahad celinayaa dadkii nasoo qaaday,” ayay tiri Warda.

Maxamed Cali Salaad oo ka mid ah qaxootigan ayaa isagana Ergo u sheegay,“30 sano ayaan ku noolaa dalka Yemen magaladan cedna iima joogto, balse guryaheennii ayaa ku yaalla, waana ku faraxsanahay inaan dalkeyga dib ugu soo laabto,” ayuu yiri.

Axmed Cabdi Xasan oo ah qunsulka Soomaliya ee magalada Cadan oo la socday Soomalida qaxootiga ee la keenay ayaa sheegay in Soomalida uu dhib badan ku haysto Yemen, gaar ahaan kuwa ku jira xerada qaxootiga ee Alkharaz, oo aysan dadku awoodin inay soo laabtaan, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii wadeyso soo qaadidda qaxootiga.

Previous Post

Sheekadda Xabiibo oo ka mid ah dadkii ka soo noqday Yemen

Next Post

Wareysi: Guddiga Qaxootiga Yemen oo sheegay in aysan sii heyn karin qaxootiga Yemen ka yimid

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Wareysi: Guddiga Qaxootiga Yemen oo sheegay in aysan sii heyn karin qaxootiga Yemen ka yimid

Wareysi: Guddiga Qaxootiga Yemen oo sheegay in aysan sii heyn karin qaxootiga Yemen ka yimid

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo