Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadka ka soo qaxay Yemen oo dalbanaya in la caawiyo

Radio Ergo by Radio Ergo
May 15, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dadka ka soo qaxay Yemen oo dalbanaya in la caawiyo

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Sedex boqol oo qays oo 4 toddobaad ka hor ka soo qaxay dagaallada ka socda dalka Yeman kuna sugan magaalada Berbera ayaa codsaday in lagu caawiyo sidii ay ku tagi lahaayeen deegaanada ay ka soo jeedaan.

Makka Cabdi oo ka mid ah dadka halkaasi ku sugan ayaa Radio Ergo u sheegtay in markii hore ay ka tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay haddana ay codssanayna in lagu caawiyo inay dib ugu noqoto magaaladii.

Dhuwada waa hooyo 75 jir ah waxay sheegtay in 13 sano ay ku nooleyd dalka Yemen hadana ay ka soo qaxday magaalada Sanca, waxay tilmaantay in laba ka mid ah carruurteeda ay ka soo tagtay uuna la socdo wiil ay ayeeyo u tahay, horayna ay uga qaxday magaalada Muqdishu kadib markii uu madac dilay ninkeedii.

Dhuwada ayaa sidoo kale sheegtay inay dadka oo dhan ay kuwada jiraan hal goob oo kor ka dadan balse hoose isaga furan oo dadka oo dhan ay is dhex jifaan, waxayna intaa ku dartay haddii ay hesho cid ku caawis inay tagto deegaankeedi ay ugu baahan tahay inkastoo ay xustay inaysan ku lahayn guri.

Dadkaan ayaa sidoo kale sheegaya in cimilada kulul ee Berbera carruurta qaarkeed uu ku dhacay xanuunka jirka, waxaa sidoo kale jir ciriri dhanka musqulaha ah.

Waxaa sidoo kale goobtaas ku sugan qaxooti Yemen-niyiin ah sida ay Ergo u sheegayso Adna Cabdi oo tilmaantay inaysan garanayn meel ay u dhaafto Berbera maadaama dalkeedi ay uga soo qaxday dagaallo.

Makka Cabdi waxay sheegtay in qado, quraac iyo casho ay helaan.

Previous Post

Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo rajo xumo ka muujiyay xabad-joojinta 5ta maalmood

Next Post

Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen

Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo