Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen

Radio Ergo by Radio Ergo
May 18, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dekedda Mukalla ee wadanka Yemen ayaa waxaa gaaraya kumanaan qof oo Soomaali kuwaasoo quudarreynaya inay helaan wadadii ay ugu bixi lahaayeen dhanka Soomaaliya,waxayna ka kala yimaadeen magaalooyin kala duwan oo ka tirsan dalkaasi ayagoo ka baxsanaya dagaallada ka socda.

Duruufaha nolaleed iyo dhaqaalaha oo ku adag dadkaasi ayaa sii xumaynaya xaaladda, siduu sheegay Cabdullahi Shariif Cismaan oo ah madaxda hay’adda la yiraahdo Jimciyatu Al-birri kana shaqaysa arrimaha gargaarka, dadka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Mukalla, waxaa khadka taleefoonka kula xirriiray Maxamed Xasan oo ka tirsan Radio Ergo ugu horreyna waydiiyey sida ay tahay xaaladda dadkaasi Soomaalida ah.

Cabdullaahi Shariif: Dadka Soomaalida ee halkan ku sugan way dhiban yihiin waana dadka ay saameeyeen xaaladda dagaalka ee wadanka Yeman, ganacsatada ayaan dhaqaalo uga soo ururinaa iyo raashin xarumo iskuulana waa dajinaa.

Ergo: Dad intee le’eg ayaa ku sugan Mukalla oo Soomaaliya?

Cabdullaahi: waxay gaaraayn ilaa 3000 kun oo qoys kuwaasoo la dejiyey lix goobood oo ah iskuulo wax barasho, balse waxaa jira dad kale oo ilaa shalay yimid oo aan ku qiyaasnay ilaa 1600 oo qof, iyadoo kuwo kalena jidka ku soo jiraan.

Ergo: Waxaad ka warrantaa dadka u dhoofaya Soomaaliya?

Cabdullaahi: Soomaalida 70% inay Soomaaliya aadaan bay rabaan laakiin ma haystaan dhaqaale iyo gacan caawisa toona, waxaan doonaynaa hadda inaan hal xarun isugu keeno si wax u qabadkoodu u fududaado.

Ergo: Ma la socodsiiseen dawladda Soomaaliya inay gacan siin karto dadkaan?

Cabdulaahi: Haa waxaan la xiriirnay qunsulkii Soomaaliya ee Yemen Fadhiyey Axmed Suudaani, isaguna wuxuu noo sheegay inuu dadaal ku jiro waana sugaynaa.

.Ergo : Idinku ka jamciyad ahaan maxaad dadkaas u qaban kartaan?

Cabdullaahi: Annaga waxaan u samaynaa soo dhawayn, meelaha ay degi lahaayeen iyo in aan u soo ururino lacago si ay ugu baxaan laakiin kuma filna intaas dadku waa badan yahay, hadda waxaan diyaarinaynaa doon khaasa oo wixii ay qaadi karto aan saarno.

Ergo: Xagee u rareysaan doontaas aad sheegtay?

Cabdullaahi: Boosaaso ayey aadayesaa toddobaadka danbe ayeyn baxaysaa.

Cabdullaahi ayaa intaas ku daray in ganacsato wanaag doon ah oo reer Mukalla ayaa gacan qabasho laga heli jiray, haddase taasi waa istaagtay, oo way noo sheegeen ayuu yiri inay ka weyn tahay awoodooda xaaladda dadkaani, isagoona codsi u diray hay’addaha gargaarka iyo dawladda Soomaaliya sidii gacan loo siin lahaa dadkaan faraha badan ee doonaya inay aadaan wadankood.

Previous Post

Dadka ka soo qaxay Yemen oo dalbanaya in la caawiyo

Next Post

Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen

Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo