Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen

Radio Ergo by Radio Ergo
May 18, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cabdulaahi Xaashi Qoobdeero oo ah wasiir ku xigeenka arrimaha guddaha Puntland ahna masuulka maamulku u xilsaaray qaabilista iyo dejinta dadka ka imanaya Yemen ayaa Ergo u sheegay in culays badani ka jiro sidii dadkaan imanaya loogu sii gudbin lahaa goobahay asalkoodii ka yimaadeen, isagoona sheegay in Puntland dadka yimid tan iyo intii dagaalka Yemen bilowday ay tiradoodu ka badan tahay 5 kun oo qof.

“Iskaashi saddex geesood ah una dhexeeyey ganacsatadda Puntland, maamulka iyo hay’addaha gargaarka ayaan ku shaqaynayney, runtii doontii doraad timid waa tii dadka ugu badan siday, awoodeenana way ka badan tahay, doontaas oo siday 1720 qof, 920 qof ayaa is deberay, waxaanse xeradda dadka la dejinayo geynay 800 oo qof, dadkaan oo quud daraynaya in loo dhoofiyo deeganadii ay horay uga soo qaxeen, iyadoo dadkaan qaar ka mid ahi xanuunno la il daran yihiin, aysanna maamul ahaan baahiya jira wax ka wada qaban karin.”

Muna Xasan Cumar oo wadata 2 carruur ah iyo odaygeeda oo qaba cudurka sonkorowga ayaa Ergo u sheegay inay u socoto magaaladda Marka oo ay 12 sano ka hor uga qaxday dhinaca Yemen, aysanna wax haysan, dhibaatada ugu daranse ay tahay saygeeda oo sonkor qaba dhowr goorna ku galay kooma meesha sida ku meel gaarka ah loo geeyey.

“120 dollar ayaa la yiri waa la idin siinayaa dhulkiinana waad maraysaan, inta la sugayo sahaydaas ayaa runtii dhibaato ah, xaaladda odaygaa iigu daran oo u baahan caafimaad degdeg ah, iyadoo saxadda meesha aan ku jirnaana xuntahay waayo dadkii ayaa ka batay.”

Wiilo Cabdulaahi Barre oo ah haweenay uur leh, ayaa sheegtay “Anniga 4 carruur ah ayaan wataa, waa la i qoray, anniga 20 sano ka hor ayaan ka cararay Muqdisho oo Cadan ayaan ku noolaa kana soo tegey hadda, Muqdisho ayaan u socdaa jawaab ma helin, meeshaan hadda aan joogo way buux dhaaftay, saxaddu ma fiicna, durba carruurtii shuban ayey bilawday, mana ahan meel aan ku sii jiri karno, marka waxaan codsanaynaa in si dhakhso leh naloo noolyo.”

Maamulka Puntland ayaa ka dayrinaya in dad hor leh oo yimaadda ay xaalada uga sii dari karto loona bahan yahay in gacan dheeraad ah laga hello bulshadda Soomaaliyeed iyo hay’addaha gargaarka iyadoo dad 960 qof oo sugaya in loo dhoofiyo goobahay ka yimaadeen ay ku jiraan goobta ku  meel gaarka loo dejiyey, cimiladda oo hada kulul iyo dadkoo bandanna hadday ku daahan goobta ay tahay dhibaato kale.

Previous Post

Qaxooti ku soo qulqulaya dekedda Mukalla ee Yemen

Next Post

Bulshada oo soo dhoweysey mamnuucidda jarista dhirta

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Bulshada oo soo dhoweysey mamnuucidda jarista dhirta

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo