Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Bulshada oo soo dhoweysey mamnuucidda jarista dhirta

Radio Ergo by Radio Ergo
May 19, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Photo | sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xoolo dhaqtada, beeralleyda iyo dhammaan bulshada ku nool tuulooyinka hoose taga dagmada Baardheere ayaa sheegay inay faa’iido ka arkeengo’aan maamulka iyo odayaashu ku joojiyeen jarista dhirta iyo xaalufinta deegaanka.

Axmed Maxamed wuxuu ka mid yahay odayaasha ku nool tuulada Afyare oo 13 Km waqooyi ka xigta Baardheere, ayaa Radio Ergo u sheegay in go’aankan u yahay mid wanaagsan oo wax tar u leh xoolo dhaqatada iyo dadka beeraleyda ah waayo waxay ka helaan faa’idooyin ay ka mid yiin in dadku harsadaan xooluhuna daaqaan,

Cabdullaahi Diiriye waa nin xoolo dhaqato ah wuxuu Ergo u sheegay in dhirta xoolaha iyo dadku u baahan yihiin, xooluhu waxay ku nool yiin wixii ay daaqaan dadkuna xoolaha ay ku noolyiin haddii marka dhirta la xaalufiyo waxaa meesha ka baxysa noolashada dadka iyo duunyada waxana dilaacaya cudurro, wuxuu intaa ku daray in geedo ay ka mid yihiin quraca iyo Hareeriga ay ku dhawyihiin inay dabar go’aan.

Axmed Muuse waa khabiir dhanka deegaanka ah horayna wuxuu uga so shaqeeyey wakaaladdii daaqa ee Soomaaliya, wuxuu sheegay in dhirtu ay difaac u tahay dadka iyo duunyada waayo waxay yaraysaa dabeysha, in dhulku noqdo saxaro cidlo ah, waxay soo jiidataa roobka waxaa loo isticamaalaa caafimaadka, waxaa laga dugsadaa kulelyka cadceedda, sidaa darteed haddii deegaanka dhirta laga xaalufiyo waxaa ka dhashada dhibaatooyin fara badan sida in dadka iyo xooluhu u hayaamaan deegaanno kale ayago oo raadinaya daaq iyo noolal.

Sanadkii la soo dhaafay bilowgiisii ayaa laga mamnuucay jarista dhirta qoyan iyo xaalufinta deegaanka degmada Baardheere iyo dhammaan tuulooyinka hoostaga, guud ahaan Soomaaliya ayey ka jirta jarista dhirta inkastoo la sameeyo wacyi galin fara badan si loo joojiyo arrintan.

Axmed Cumar Saalixi

Previous Post

Puntland oo sheegtay in aysan tabar u hayn qaabilidda qaxootiga adka ka imaanaya Yemen

Next Post

Qaxootiga Dhadhaab oo walaac ka muujiyay dib-u celinta

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Qaxootiga Dhadhaab oo walaac ka muujiyay dib-u celinta

Qaxootiga Dhadhaab oo walaac ka muujiyay dib-u celinta

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo