Bulshada ku nool deegaannada webiga ku dhow ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa cabsi weyn ka qaba in webiga Shabeelle uu...
Maamulka Somaliland ayaa mabnuucay in tuulooyin cusub laga abuuro gudaha Soomaaliland. Wasiiradda Deegaanka iyo Hormarinta Reer Miyiga Somaliland Shukri Xaaji...
Mashruuc dhir loogu beerayo deegaannada maamulka Ximan iyo Xeeb ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa toddobaadkan laga bilabaabay deegaankaas. Mashruucan...
Dhibaatooyinka ay geystaan fatahaadaha webiyada iyo roobabka ayaa waxay ka noqdeen Soomaaliya, kuwaasoo baabi`yay dad iyo duunyaba. Waxaa marar badan...
Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye ayaa raadiyo Ergo u sheegay in tuulooyin hoos yimaadda...
Waxaan istuudiyaha raadiyo Ergo wareyski kula yeelannay wariye Daa`uud Cabdi Daa`uud oo ah guddoomiyaha ururka arrimaha warbaahinta deegaanka ka shaqeeya...
Intii lagu guda jiray toddobaadkii hore ee (1da ilaa 7da Mey, 2013), Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa helay roobab culus....
Xaaluf ballaaran oo ay maraakiib kuwa shisheeyaha ah wadaan ayaa ka socda deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Mudug iyo...
Qiyaasta satellite-ka ee roobabkii da`ay toddobadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa muujinaya in roobab dhexdhexaad ah ay heleen biyo mareennada...
Daadad xoog leh oo balliyada iyo dooxooyinka ku hareeraysan degmada Buuhoodle ay soo-rogeen ayaa barakiciyay qoysas gaaraya 650 qoys oo...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo