Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

DHIR LAGU BEERAYO DEEGANNADA XIMIN IYO XEEB

Radio Ergo by Radio Ergo
July 23, 2013
in Masiibooyinka
0
DHIR LAGU BEERAYO DEEGANNADA XIMIN IYO XEEB

Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMashruuc dhir loogu beerayo deegaannada maamulka Ximan iyo Xeeb ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa toddobaadkan laga bilabaabay deegaankaas. Mashruucan oo loo bixiyay  Saxansaxo ayaa dhir ka badan shan kun oo geed ku beeri doono deegaannada Ximan iyo Xeeb inta lagu jiro sanadkan.

Dhirta ugu badan ayaa lagu beeri doonaa magaalooyinka Cadaado, Godinlabe iyo deegaannada miyiga ah ee ku dhow.  Dhirta lagu abuurayo deegaannadaas ayaa isugu jirta geed miroodyo, dhirta xoolahu daaqdaan iyo kuwo harsiimo leh sida uu sheegayo weriyaha raadiyo Ergo ee magaalada Cadaado.

Maalmahan dambe maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegayay in deegaanka ay ka socoto xaalufin xoog leh oo lagu hayo dhirta oo dhuxul laga gubayo. Dadka dhuxusha gubaya ayaa u badan kooxo dhallinyaro  reer guuraa ah oo shaqo la’aan haysato, kuwaas oo doonaya inay deegaanno kale iyo dibadda u suuq-geeyaan dhuxusha si ay nolol maalmoodkooda uga helaan.

Dadka ugu badan ee ku nool gobollada Galgaduud iyo Mudug waa xoolo dhaqato,  xaalufinta dhirta deegaankana waxay halis ku tahay nolosha iyo mustaqbalka dadka ku nool gobollada dhexe oo ah dhul aan webiyo laheyn.

Weriyaha raadiyo Ergo ee degmada Cadaado wuxuu soo sheegayaa in dhuxulaynta dhirta oo labaatankii sano ee la soo dhaafay ka socotay gobolka Galguduud ay hoos u dhigtay daaqa xooluhu ka heli karaan deegaanka, dhul kaymo ah oo dhirta iyo daaqsinka ku caan ahaa ayaa dhirtii oo dhan laga gubay oo saxaro banaan isu badalay.

Si kastaba, mashruuca dhireynta deegaannada Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa qeyb ka ah tababarro iyo kulamo lagu wacyi-gelinayo dadka deegaanka sidii ay u badbaadin lahaayeen dhirta oo muhiim u ah noloshooda.

Maxamuud Cabdi Diirshe/MR

Previous Post

ISBITAALKA QAAXADA LAASCAANOOD OO LOO BALLAN QAADAY 12 BILOOD OO QUUDIN AH

Next Post

MACLUUL KA JIRTA ALLA AAMIN EE BELEDXAAWO

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

MACLUUL KA JIRTA ALLA AAMIN EE BELEDXAAWO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo