Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

SAADAASHA ROOBABKA EE TODDOBAADKA

Radio Ergo by Radio Ergo
May 7, 2013
in Masiibooyinka
0
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qiyaasta satellite-ka ee roobabkii da`ay toddobadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa muujinaya in roobab dhexdhexaad ah ay heleen biyo mareennada webiyada Jubba iyo Shabeelle ee gudaha Soomaaliya iyo dhulalka sare ee Itoobiya.

Saadaasha roobabka ee toddobaadka soo socda ayaa tilmaameysa in roobab dhexdhexaad ah ay ku di`i doonaan biyo mareennada webiyada Jubba iyo Shabeelle ee gudaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidaa daraaddeed khatar fatahaad ayaa kasii jireysa qararka jilicsan ee webiga Shabeelle.

Biyaha webiga ee qararka jilicsan ee webiga Jubba oo sarreeya ayaa khatar fatahaad oo dhexdhexaad ah ka geysan karta deegaannada uu maro.

Heerarka biyaha webiyada

Beledweyne

Heerka biyaha webiga ee magaalada Beledweyne ayaa ah 5.70m oo  1.60m ka hooseysa heerka khatarta fatahaadda.

Buulo Burte

Heerka biyaha webiga ee degmada Bulo Burti ayaa hoos u dhacay toddobaadkii lasoo dhaafay. Heerka biyaha webiga ee maantana waa 4.40m oo 2.80m ka hooseysa khatarta fatahaadda.

Luuq

Heerka biyaha webiga ee degmada Luuq ayaa toddobaadkii lasoo dhaafay hoos u dhacay. Heerka biyaha webiga ee maanta waa 3.68m taasoo 2.32m ka hooseysa heerka khatarta fatahaadda.

Bardheere

Heerka biyaha webiga ee degmada Baardheere ayaa hoos u dhacay sidoo kale toddobaadkii lasoo dhaafay. Heerka biyaha webiga ee haatan waa 6.20m taasoo 2.98m ka hooseysa heerka khatarta fatahaadda.

Saadaashan waxaa idiin soo gudbisay mashruuca maamulka biyaha iyo dhulalka Soomaaliya ee SWALIM oo ka tirsan hay`adda QM u qaabilsa cunnada iyo beeraha ee FAO.

Previous Post

DHALINYARO JAAMICIYIIN AH OO TABARRUC WAXBARASHO U FIDINAYA BARAKACAYAASHA IYO DANYARTA

Next Post

QEYBTA TB-DA EE ISBITAALKA KISMAAYO OO XIRANTAY

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QEYBTA TB-DA EE ISBITAALKA KISMAAYO OO XIRANTAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo