(ERGO) - Xoolo-dhaqatada ku nool agagaarka magaalada Cadaado iyo miyiga u dhow ayaa sheegay in xoolahooda ay dhibaato caafimaad kala...
(ERGO) - Maxamed Cumar Jaamac oo ah aabbaha siddeed carruur ah waxay nolosha ku qasabtay inuu ka dawarsado waddooyinka tuulada...
(ERGO) - Faadumo Nuur Maxamed oo ah hooyada toddobbo carruur ah waxay ku faraxsan tahay inay haysato shaqo joogta ah...
(ERGO) - Ruqiya Sheekh Yuusuf oo ah hooyada lix carruur ah oo agoon ah waxaa u suurtagashay in maalintii ay labo...
(ERGO) - Soddon haween ah oo ku nool xerada barakaca Salaama ee duleedka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ganacsi...
(ERGO) - Beeraleyda ku nool tuulooyinka godka ku jira ee gobolka Awdal ee Somaliland ayaa isku tashi ay sameeyeen xal...
(ERGO) - Xafido Mukul Maxamed oo ah hooyo haysata siddeed carruur ah waxay ku faraxday inay hesho warqadda lahaanshaha boos...
(ERGO) - Ilyaas Cabdiqaadir Aadan, oo 12 jir ah iyo walaalkiis Cabdimannaan oo sagaal jir ah waxay walwal ka qabi...
(ERGO) - Maxamed Kaafi Cali oo ka qalin-jebiyay heerka koowaad ee jaamacadda Soomaaliya waxuu shaqadiisii ugu horreysay helay dhamaadkii 2019-kii,...
(ERGO) - Nuuro Cabdullaahi Maxamed, oo ah hooyo haysata sagaal carruur ah, waxay 14-kii Agoosto u qaxday deegaanka Shilanwayne, oo...
IDAACADDA 26-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo