(ERGO) - Fartuun Maxamuud Maxamed waxaa u suurtagashay inay dib u billowdo waxbarashadeeda dugsiga sare bishii Abriil ee sanadkaan kaddib...
(ERGO) - Xasan Cali Caddow oo ah makaanik ku nool magaalada Jowhar wuxuu ku dhiirraday inuu sameeyo gaari cagaf-cagaf macmal...
(ERGO) - Saaqo Cali Ibraahim waxay culeys weyn ku qabtay helidda nolol-maalmeedka reerkeeda kaddib markii ay hay’adaha gargaarka joojiyeen raashinkii...
(ERGO) - Cadar Axmed Macoow oo ah 72 jir muddo sanado ah ku nool xerada barakaca Shareeco ee magaalada Beledweyne...
(ERGO) - Cadar Sugow Cabdi oo ku nool xerada qaxootiga Xagardheer ee Waqooyi-bari Kenya waxay ka welwelsan tahay sida qoyskeeda oo...
(ERGO) - Muuqa iyo codka Cumar Caydiid Cawil oo ah 55 jir waa mid si fiican looga yaqaanno magaalada Luuq ee...
(ERGO) - Sare-u-kac xooggan ayaa ku yimid raashinka lagu iibiyo deegaanka Af-urur ee gobolka Bari, kaddib markii roob mahiigaan ah...
(ERGO) -Nuur Cabdullaahi Maxamed oo ah biyoole, wuxuu labadii isbuuc ee u dambeysay kula dhex wareegayaa fuusto eber ah magaalada...
(ERGO) - Maxamed Salaad Daahir oo ka mid ah dadka la heyb-sooco ee ku nool magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan,...
(ERGO) - Barre (ma aha magaciisa saxda) waxay isaga iyo mid ka mid ah labadiisa xaas iyo afarteeda carruurta ah...
IDAACADDA 26-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo