(ERGO) - Bashiir Isxaaq Cali wuxuu toddobadiisa carruurta ah la soo istaagaa waddada dhinaceeda, wuxuuna gaadiidka soo mara tuulada Ceel-culey...
(ERGO) - Tobannaan dhallinyaro ah oo qoysaskoodu ay ka cabsi qabaan in ay xoolahooda ku waayaan abaarta ka jirta koonfurta...
(ERGO) - Kumannaan qoys oo xoolo-dhaqato ah oo ka soo barakacay deegaanno ay saameysay abaarta oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya...
(ERGO) - Kumannaan qoysas xoolo-dhaqato ah oo ay abaartu saameysay ayaa safar lug ah ku gaaraya meelo aad uga fog...
(ERGO) - Cismaan Yuusuf Xasan oo beer 10 hektar ah ku lahaa tuulada Hareed waxaa uu sheegay in aanu muddo...
(ERGO) - Dahabo Ciise Guutaale oo ah hooyo korsata carruur agoon ah waxay la daalaa-dhacaysaa biilka qoyskeeda kaddib markii meherad...
(ERGO) - Kiisaska COVID19 ayaa ku soo badanaya qaybo badan oo dalka ah oo ay ku jirto magaalada Laascaanood ee...
(ERGO) - Saalax Xaaji Jimcaale, oo nolol-maalmeedka qoyskiisa ka soo saaran jiray beer uu leeyahay, wuxuu hadda ka shaqeeyaa xarun...
(ERGO) - Kumannaan xoolo-dhaqato ah oo ku nool gobollada Soomaaliya ayay haysataa biyo-yari iyo cunto-yari ka dhalatay abaarta ka jirta...
(ERGO) - Saynab Axmed Cabdiraxmaan waxay isku haysaa dhowr shaqo – Waa beeraley iyo shaqaale dowladeed, waa xaas, hooyo ah...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo