Beer ku taala tuulada Gabgabo oo il-dhaqaale u noqotay dadka danta yar iyo kuwa abaarta iyo collaadaha ka soo barakacay...
(ERGO) - Kun qoys oo ku barakacay dagaal ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Cadaado ayaa loo qaybiyay raashiin loogu talogalay...
Qoyska Kulamo Cabdi Deer oo 11 qof ah waxay markii ugu horreysay ku biireen xerada qaxootiga ee Ifo 21 bishii...
(ERGO) - Roob yarida iyo webiga oo biyo yareeyay ayaa sababay in qaar ka tirsan beeraleyda degmada Afgooye ay ku...
(ERGO) - Falastiin Cali Maxamed oo ah 24 jir keligeed korisa afar carruur ah oo ay dhashay, Subax walba ayay...
Xamaalo Cali Cismaan oo ah hoyada sagaal carruur ah waxay hoy la’aan iyo cunno yari ku haysataa xerada barakaca Hiiraan...
(ERGO) - Saciid Aadan Faarax iyo qoyskiisa oo ka kooban 11 qof waxay billowgii bishii July ka soo hayaameen deegaanka...
(ERGO) - Xaliimo Maxamed Xaashi waxa ay ka mid tahay 60 haween ah oo noloshooda ka maarayn jiray shaqooyinka dhar-dhaqista...
(ERGO) - Canab Xuseen Maxamed oo ah 54 jir ayaa carruurteeda oo lix ah u la’ cunno iyo hoy ku...
(ERGO) – Kaafiyo Aadan Xasan oo ku nool xerada Badbaaado ee duleedka magaalada Cadaado waxay ku shaqeysataa harqaan ay ku...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo