(ERGO) - Saddex kun iyo lix boqol oo qoys oo barakac ku ah duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, oo...
(ERGO) - Afar boqol oo ah carruur ay nafaqo darro hayso ayaa quudin loogu sameynayaa xeryaha dadka soo barakacay ee...
(ERGO) - Qoysas iskugu jira xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa xal u la’ maareynta noloshooda markii ay ku ceyr toobeen...
(Ergo) – Boqol iyo labaatan qoys oo si qasab ah looga barakiciyay xero ku taalla xaafadda Bangala ee degmada Dayniile...
(ERGO) - Shariifo (oo aan ahayn magaceeda saxda ah), waxay tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii 2022 raashin ka soo...
(ERGO) - Ku dhowaad labo boqol oo carruur ah oo ku nool labo deegaan oo hoostaga degmada Buulo-burde oo ka...
(ERGO) - In ka badan boqol iyo kontan haween ah oo khudaar ku iibiyo magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayay...
(ERGO) - Saddex boqol iyo konton qoys oo ka mid ah barakac ku sugan xerada Caymis ee duleedka Cadaado ayaa...
(Ergo) – Ku dhawaad soddon qof ayaa fursad shaqo abuur ah ka helay warshad biraha samaysa oo Muqdisho laga furay...
(ERGO) - Towfiiq Cali Cartan oo ah aabbaha qoys shan qof ka kooban wuxuu ka mid yahay 260 kalluumeysto ah...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo