(ERGO) - Todobo boqol iyo afartan qoys oo barakac ku ah xerada Salaama ee duleedka degmada Caabudwaaq ayaa wajahaya hoy...
(ERGO) - Khadar Maxamed Cilmi wuxuu dib u billaabay waxbarashadiisa 10 bilood oo uu guri joog ahaa kaddib. Bishii Diseembar...
(ERGO) - Afar boqol oo qoys ayaa hoy xumo ku wajahaya magaalada Baledweyne tan iyo 23 bishii September, markii guryihii...
(ERGO) - Afar boqol oo beeraley ah oo deggan dagmada Baki ee gobolka Awdal ayaa ku qasaaray dalag ay goosan...
(ERGO) - Cali Warsame Cilmi tan iyo bishii shanaad ee sannadkaan wuxuu awoodi la’yahay maaraynta nolosha qoyskiisa. Wuxuu wajahayay suuq...
(ERGO) - Shan boqol oo qoys oo uga xeryahoodii uga barakacay daadad ka dhashay roobka dayrta oo 11 bishan ka...
(ERGO) - Ganacsi uu ku billaabay iibinta hal tarmuus oo shaaha ayaa Xassan Nuur Maxamed u horseeday inuu ku filnaano maareynta...
(ERGO) - Boqol iyo konton carruur ah oo qayb ka ah qoysaska deggan xerada barakaca ee Raage-iidle oo ku taalla...
(ERGO) - Nuur Aadan Maxamed oo 36 jir ah wuxuu awood u yeeshay in uu ku filnaaday maaraynta nolosha qoyskiisa...
(ERGO) - Saddex boqol iyo lixdan iyo shan qoys oo deganaa xeryo ku yaalla degmooyinka Dayniile iyo Hodan ayaa wajahaya...
IDAACADDA 06-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo