(ERGO) - Qoyska Abaadir Xuseen Isaaq oo shan iyo toban qof ah ayaa wajahaya hubanti la’aan cunno labadii bil ee...
(ERGO) - Boqol qoys oo naafo iyo danyar iskugu jira ayaa wajahaya cunno yari, biyo yari iyo hoy xumo. Xaaladan...
(ERGO) - Cumar Maxamuud Barre waxay qoyskiisa oo 11 qof ah ka baxeen nolol xumo ay muddo ku noolaayeen. Waxaa...
(ERGO) - Canab Cismaan Aayaad waxay dhex fadhidaa buul dhinacyada ka faydan oo ku yaalla xerada Hilaac ee degmada Dayniile...
(ERGO) - Boqol haween ah oo khudaar ku iibinjiray dagmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa iskaga baxay suuqa saddexdii bil...
(ERGO) - Batuulo Cali Yuusuf waxaa qoyskeeda oo 12 qof ah uu hoy la’aan iyo cunno xumo ku wajahayaa xerada...
(ERGO) - Shukri Cali Maxamuud 54 jir ah ayaa ku filnaatay quudka iyo baahiyaha kale ee qoyskeeda oo ka kooban...
(ERGO) - Saddex boqol iyo toddobaatan arday ayaa tan iyo bishii May ee sanadkan waxbarasho bilaash ah ku helaya deegaanka...
(ERGO) - Hindiya Cabdicasiis Maxamuud oo 55 jir ah ayaa bishii labaad ee sanadkan joojisay shaqo dhar dhaqid ah oo...
(ERGO) - Boqol iyo konton carruur ah oo qaba cudurrada macaanka, suuxdinta, wadno xanuunka, iyo infekshinka,oo ka soo jeeda qoysas...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo