(ERGO) - Qoyska Faadumo Cumar Ibraahim oo 11 qof ah ayaa xaalad cunno xumo ku wajahaya xerada qaxootiga Xagardheer labadii bil ee...
(ERGO) - Saleebaan Xasan Cali oo ku nool deegaanka Middigale oo 60 KM dhinaca bari uga beegan degmada Badhan ee...
(ERGO) - Daad ka dhashay roobabkii guga ee da’ay ayaa qoyska Cabdinaasir Maxamed Xuseen dhaxalsiiyay hoy xumo, shaqo la’aan iyo...
(ERGO) - Qoyska Cabdi Ciise Ereg oo 13 qof ah kooban waxay muddo saddex bil ah wajahayaan cunno yari aad...
(ERGO) - Dhaqaale darro iyo soo kabasho la’aan ayay wajahayaan ganacsato ku hanti beelay dab qabsaday qeyb ka mid ah...
(ERGO) - Boqol iyo konton qof oo naafo ka ah indhaha iyo dhagaha ayaa xaalad waxbarasho la’aan ku wajahaya magaalada...
(ERGO) - Axmed Xuseen Cali waxaa ku adkaatay inuu qoyskiisa cunno u helo. Arrintan ayaa ka dhalatay qasaare uu kala...
(ERGO) - Nolosha qoyska Maxamed Maxamuud Mukhtaar oo ka kooban 12 qof ayaa isbeddeshay markii uu faa’iido ka helay ganacsi...
(ERGO) - Maryan Axmed Cali ayaa awood u yeelatay in ay wada maarayso waxbarashada iyo cuntada 3 carruur ah oo...
(ERGO) - Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya gobollada Saaxil iyo Daad-madheedh ee Somaliland saddexdii toddobaad ee u danbeeyay ayaa...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo