(ERGO) - In ka badan afar boqol oo arday oo dhiganayay dugsi hoose iyo dhexe ayaa waxbarasho la’aan noqday tan...
(ERGO) - Isaaq Cabdullaahi Madoowe macluumaad uu ka faa’iiday dhegaysiga Raadiyow Ergo ayaa ku caawiyay inuu nolosha horumar ka sameeyo...
(ERGO) - Cunno xumo, biyo yari iyo daymihii ay heli jireen oo laga goostay ayaa isku biirsaday qoyska Cabdirisaaq Yuusuf...
(ERGO) - Cabdullaahi Xasan Maxamed oo 31 jir ah wuxuu aroor walba u kallahaa dukaan uga furan degmada Doolow Addo...
(ERGO) - Xarumaha caafimaadka Puntland maahan kuwa u diyaarsan daboolidda baahiyaha bukaannada wajahaya xaaladaha adag ee caafimaad darro, sida uu...
(ERGO) - Muriidi Xaaji Xasan wuxuu ku filnaaday maaraynta nolosha qoyskiisa oo sagaal ah markii uu dhaqaale fiican ka helay...
(ERGO) - Qoyska Cabdkariim Filfil Axmed oo 7 qof ah waxay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan tan...
(ERGO) - Ku dhowaad 600 oo qoys ayaa nolol xumo ku wajahaya xerada Kur-libaax oo badi qoysaskii degganaa ka guureen...
(ERGO) - Daahir Faarax Xasan oo 81 jir ah waxay isaga iyo xaaskiisu ka dawarsadaan waddooyinka magaalada Garowe si ay...
(ERGO) - Xasan Abdinuur Cali waxaa welwel ku haya inuusan biil u awoodin carruurtiisa 13 ah iyo xaaskiisa oo 15...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo