(ERGO) - Qoyska Maryan Axmed Ciise oo siddeed qof ah ayaa cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya xerada Sanaag...
(ERGO) - Qoyska Maxamed Abshir Cumar oo 21 qof ka kooban waxaay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan...
(ERGO) - Kun iyo shan boqol oo qoys oo saddexdii sano ee ugu danbaysay yimid xeryaha Dhadhaab ayaa wajahayaa cunno...
(ERGO) - Boqol beeraley ah oo fatahaad ay baabi’say beerahooda ayaa ka faa’iidaysanaya mashruuc beero tacbid ah oo laga shaqaaleysiiyay,...
(ERGO) - Maxamuud Axmed Nuunow oo ah aabbaha qoys toddobo qof ah waxay cunno xumo, hoy la’aan iyo biyo yari...
(ERGO) - Cali Maxamed Aadan waxaa u suurta gashay inuu ku filnaado maareynta nolosha qoys kiisa oo ka kooban 5...
(ERGO) - Dadka la nool cudurka HIV/AIDS ee deggan magaalooyinka Boosaaso, Carmo, Qardho iyo Dhahar ee gobolka Bari ayaa ka...
(ERGO) - Cabdi Cali Haaruun faa’iido uu ka helay dallagyo uga soo go’ay beer 3 hektar ah dhamaadkii bishii Diseember...
(ERGO) - Labo kun oo qoys oo ku nool xeryaha deegaanka Luglow oo Kismaayo u jira 25 km ayaa wajahaya...
(ERGO) - In ka badan 400 oo qoys oo isugu jira beeralay, ganacsato iyo xoolo dhaqato ayaa xaalado cunno xumo,...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo