Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Qoysas uu daad ka barakiciyay guryahooda oo helay gargaar raashin, maacuun iyo teendhooyin iskugu jira

(ERGO) – Qoyska Shamis Cabdullaahi Yuusuf oo ka kooban toddobo qof ayaa gargaarkii ugu horreeyay […]

Qashin buux-dhaafiyay xeryaha barakaca Guriceel oo dhallinyaro ay si isxilqaan ah uga qaadayaan

(ERGO) – Dhallinyaro is-abaabulay ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay shan xeryo bakarac oo […]

Puntland: Cilmi-baaris lagu ogaaday in fursado ganacsi ay ka jiraan deegaannada ka baxsan laamiga

(ERGO) – Hay’adda cilmi-baarista ee PDRC, ayaa cilmibaaris ay ka samaysay lix magaalo oo ka […]

Carruur ku waxbarasho beelay fatahaadda wabiga shabeelle uu ka gaystay Jowhar iyo deegaanno ku dhow

(ERGO) – Xaliimo Cabdulqaadir Cali oo 13 sano jir ah waxay ka mid tahay boqollaal arday […]

Luuq: Haween barakac ah oo sheegay in COVID19-ka uusan saamayn nolal- maalmeedkooda

(ERGO) – Faadumo Maxamed Muxumad Waxay ka mid tahay 90 haween ah oo barakac ah […]

Soomaaliya: Kufsiga ka dhaca dalka oo loo aanayno sharci la’aanta

(ERGO) – Haweenka u ololeeya dumarka loo gaysto tacadduyada ayaa ku baaqay in la soo […]

Qoysas dadkii u shaqeyn jiray ku waayay daadadka Muqdisho oo wajahaya xaalad dhanka nolosha ah

(ERGO) – Daadadkii ka dhashay roobkii gu’ga ee bishan May ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa […]

Hiiraan: Boqolaal qoys oo ku barakacay dagaal beeleed oo xaalado dhanka nolosha ah wajahaya

(ERGO) – Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in 320 qoys oo beeraley u badan ay […]

Caabudwaaq: Qoysas ka badbaaday daad kadib marki ay xarrig isku xireen

(ERGO) – Hoy La’aan iyo cunto yari ayaa haysata, 750 qoys oo ku nool xerada […]

Shixnado ganacsi oo dagmada Hobyo ay geeyaan doomo ka yimaaday dalka Imaaraadka carabta oo hoos u dhigay qiimaha raashinka iyo agabka kale

(ERGO) – Qiimaha lagu iibiyo raashinka, bagaashka iyo shidaalka ayaa hoos u dhacay waxaana tani […]

Sanado