Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Jowhar: Kumanaan qoys oo ku hanti beelay fatahaadda webiga Shabeelle

(ERGO) – In ka badan shan kun oo qoys oo isugu jira xoolo dhaqato iyo […]

Qoysas ka barakacay daad ku dhiftay deegaanka Heegaale ee gobolka Doollo oo xaalad hoy la’aan iyo cunno-xumo wajahaya

(ERGO) – Cabdiqani Ibraahim Siciid iyo qoyskiisa oo toddobo qof ah waxay muddo toddobaad ah […]

Puntland: Qoysaskii ay saameysay duufaantii Gati oo aan weli ka soo kaban dhaqaale xumadii ku dhacday

(ERGO) – Qaar ka mid qoysaskii ay saamaysay duufaantii Gati ee bishii Noofeembar ku dhufatay […]

Gedo: Qoysas abaarta ku xoolo waayay oo cunno yari ku wajahaya deegaano ay u barakaceen

(ERGO) – Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in 90,000 kun qoys oo xoolo dhaqato iyo […]

Sool: Qoysas ka barakacay colaadda ka dhacday deegaanka Dhabar-dalool

(ERGO) – Caasho Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa ka soo barakacday deegaanka Dhabar-dalool oo 25 km u […]

Beeralayda deegaanka Camaara oo sanadkan aan rajo ka qabin in ay ka faa’iideystaan roobka gu’ga, markii ay abuur waayeen

(ERGO) – Kun iyo shan boqol oo qoys oo ah beeralayda deegaanka Camaara ee koonfurta […]

Beledwayne: Dadka webiga qashinka ku shuba oo ganaax lacageed iyo xarig lagu xukumayo

(ERGO) – Dowladda hoose ee magaalada Beledweeyne ayaa soo saartay amarro ku socda dadka qashinka […]

Muqdisho: Haween barakacay oo iskaashi ku sameeya alaabaha farshaxanka oo carruurtooda u hela cunno ku filan iyo waxbarasho

(ERGO) – Afartan haween barakac ah oo ku nool xerada Waxsan-suge ee deegaanka Garasbaaley ee […]

Cadaado: Goobaha ganacsiga oo joojiyay deymaha ay siin jireen xoolo dhaqatada

(ERGO) – Ayaxa soo noqnoqday ee cunay dooggi iyo dalagga beeraha iyo roobki dayrta oo […]

Roob daad sababay oo barakiciyay qoysas ku nool degmada Guna-gado ee gobolka Jarar

(ERGO) – Roob watay dabaylo iyo daad oo habeenkii Jimciha ka da’ay degmada Guna-Gado ee […]

Sanado