(ERGO)-Daka muruq-maalka ah iyo kuwa danyarta ah ayaa noqday kuwa ugu badan oo saameyn ay ku yeelatay lacagta shillin Soomaliga...
Boqollaal haween ah oo ku soo barakacay abaarihii u dambeeyay ee ka dhacay gobollada Bay iyo Bakool ee hadda ku...
(ERGO) - Nasro* waxay ku faraxsan tahay afar sano kaddib inay markii ugu horreysay la midoobeeyso saygeeda.Muddadaas oo ay qabtay xanuunka...
Yuusuf Cabdiraxmaan oo ku jira sannadkii ugu dambeeyay ee waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Boosaaso, faraceeda Garowe oo uu ka...
Labo macallin oo deggan xerada barakaca ee 15 May ee magaalada Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa si bilaash ah...
Hawl wadeenada cisbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cudurka shubanka ay isbitaalkaas ugu geeriyoodeen 15 carruur ah tan...
(ERGO) Afar iskuul oo bixiya waxbarsharasho bilaash ah ayaa fursad siiyey carruuraha qoysaska ku soo cayrtoobay abaarihii ka dhacay Galgaduud...
Cabdinaasir Cali Xaashi waa nin beeralay ah, toddobaadkaan wuxuu keenay suuqa degmada Guraceel 30 kiilo oo basbaas ah, 40 kiilo...
(ERGO) - Cabdicasiis Cumar oo ah arday 14 jir oo dhiganayay fasalka sideeddaad ee dugsiga hoose/dhexe ee deegaanka Tukeraq ee...
(ERGO) - Hinda Cali Cawaale oo 50 jir ah, waxay kamid tahay haween cuntada u kariya shaqaale dhisa waddo isku...
IDAACADDA 29-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo