Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Guraceel: Qoysaska abaaraha ku soo cayrtoobay oo carruurtoodu heleen waxbarasho

Radio Ergo by Radio Ergo
July 13, 2018
in Wararkii u Danbeeyay, Waxbarashada
0
Guraceel: Qoysaska abaaraha ku soo cayrtoobay oo carruurtoodu heleen waxbarasho

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) Afar iskuul oo bixiya waxbarsharasho bilaash ah ayaa fursad siiyey carruuraha qoysaska ku soo cayrtoobay abaarihii ka dhacay Galgaduud sanadkii tegey. Iskuuladaan laba waxay ku yaalaan Gurceel, halka labada kale ay ku yalaan tuulada Caano oo 33 km u jirta Gurceel.

Tirada carruurtan ee goobahan waxa ka barata ayaa ah 1370 oo la baraa madooyinka dugsiyada hoose iyo dhexe, waxayna wax ku bartaan manhakja Dowladda Federalka ee cusub. Carruurtan ayaa 425 ka tirsan ay yihiin kuwa qoysaskoodu ay magaalada soo galeen markii ay dhaafeen xoolihii ay dhaqan jireen.
Maamulaha guud ee iskuulka Baxru Nuur oo ka mid ah goobahaan Macalin Maxamed Cali Jimcaale ayaa sheegay in firkirkan yahay in carruurta aan iska bixin karin waxbrashada loo helo tacliin bilaasha ah.

“Waxaa ku baxay dhismihii iyo furistii iskuulkaan dhaqaale gaaraya 19 kun oo dollar oo ay iska ururiyeen ganacsatada Guraceel, ayaga ayaa gudiyo sameyay lacagta soo ururiya markaas ayey maamulka iskuulka ku warejiyeen, Waxaan ka soo xulnaa carruurta aan waxbarashada siinayno qoysaska aad saboolka u ah” Ayuu yiri Maxamed.

Wuxuu sheegay inay xaafadaha u xilsaareen guddi dhex mara, soona ogaada waxay ku sugan yihiin qoysaska, kuwaasoo soo gubiya kuwa igu liita ee u baahan in laga caawiyo dhanka waxbrashada.

Xalwo Xasan waa hooyo heysata 8 carruur ah oo agoon ah, waxaana 4 ka tirsan carruurteda ay fursad ka heleen Dugsiga Barxu-Nuur. waxay sheegtay in markii la furayba ay ka war heshay sidaana ay ku geysay carruurteeda.
“Lacag waxbarashada looga bixiyo ma anan u heyn markii la furay hal isbuuc oo kale ayuu naga horeyay markaas ayaan keenay goormee? waxbarashadoda waa ay fiican tahay xilli la kala gudbana lama gaarin iskuulkan. Dharka iyo buugaagta ayaan u iibiyaa carruurta”

Xalwo iyo dadka kale ee carruurtoodu waxbarashada la siiyey waxay iska bixiyaan qarashka buugaagta iyo kam dharka iskuulka. Waxay Xalwo oo iibisa caanaha ay sheegtay in dharka iskuulka iyo buugaagta afar carruurteeda kamid ah ay uga baxday 52 doolar, oo 30 doolar oo kamid ah uu ku taageeray carruurta adeerkood oo baqaar ganacsi ku leh Guriceel.

Carruurtaan Xalwo Xasan waa agoon, aabahoodna wuxuu geeriyooday laba sano ka hor. Waxaa carruurta ka istaagay waxabrashada geerida abbahood kadib. Hadda ayey fursad u heleen inay helaan waxbarasho. Carruurtan ayaa kaliya dugsi qur,aan dhigan jira markaas oo qorshuhu ahay in la geeyo marka ay qur,aanka dhameyan laakiin intii ay qur,aanka baranayeen ayuu aabahod u geeriyoday xanuun beerka ka hayay muddo kooban.

Abaarihii qeybo badan oo dalka kamid ah ku soo noq-noqday dhowr sano oo is-xig-xiga waxay dhaliyeen in xoolo dhaqato badan oo Soomaaliyeed ay ku ceyroobaan, taasna ay keentay in ay ka guuran miyiga oo ay u wareegaan dhinaca magaalada.
xoolo-dhaqatadu waxay magaalooyinka ka sameystaan nolol cusub.

Previous Post

Barnaamijka Gobaad

Next Post

Guraceel: Carruura qoysaska abaarta ku soo cayrtoobay oo waxbarasho bilaash ah helay

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

October 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Adado mechanic gears up displaced youth for jobs in vehicle repair and solar tech
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Next Post
Guraceel: Carruura qoysaska abaarta ku soo cayrtoobay oo waxbarasho bilaash ah helay

Guraceel: Carruura qoysaska abaarta ku soo cayrtoobay oo waxbarasho bilaash ah helay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo