Boqol iyo lixdan qoys ayaa labadii bilood ee u dambeeyay ka soo barakacay deegaanada Cabdi-geeddi iyo Ceel-sheekh, ku waas oo...
Labo carruur ah oo da’doodu ahayd 2 sano jir iyo 4 jir ayaa toddobaadkii hore u geeriyooday cudurka jadeecada. 22...
(ERGO) - Cabdullaahi Cabdi Axmed, wuxuu ka tirsan yahay qoysas ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla Xaarxaar oo...
(ERGO)-Kiin iyo Xaashi* oo la nool cudurkada HIV/AIDS-ka ayaa ku faraxsan in nolashooda uu ku soo biirayo ilmo ka bad...
(ERGO): Xoolo-dhaqato Soomaalyeed oo ku ceyroobay abaarihii dalka ka dhacay oo bishii March ee sanadkan beero ka tabcaday deegaanka Xargaaga...
Maryamo Cabdi Maxamed waa hooyada qoys toddoba qof ka kooban, waxayna kamid tahay dadka ku nool deegaanka Docol oo 40...
(ERGO) Maryan Siciid Maxamed oo 18 jir ah, waxay ka mid tahay gabdhaha 10 arday ee ugu sareeya ka galay...
Diiriye Cumar Jimcaale waa 60 jir, xoolo dhaqato ah, waana aabe qoyskiisa ka kooban yahay 8, wuxuu ag taagan yahay...
(ERGO) - Khaliif Shuuriye Xasan ayaa Talaadadii ay bishaan ahayd 17-ka wuxuu markii ugu horreysay fursad u helay inuu dayactir...
Heshiis dhinaca dhoofka muuska ah oo ay wada gaareen waddamada Soomaaliya iyo Turkiga ayaa keenay in beeralayda muuska beeran jiray...
IDAACADDA 27-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo