Xiligaan waa gu’ goobo badan ay roobsadeen meela door ahina aysan weli roob helin, waana wakhti dadka xoolo dhaqatada ahi...
Beerashada dhinaca Timirta ayaa ku badan gobolka Bari, iyadoo juquraafiga gobolkaasi yahay mid u dhow samaysan ahaan wadamada carabta taasoo keentay...
Dhawaan ayay ahayd markii xoolo badan oo ku dhaqan gobollada Puntland ay u le’deen cuduro ay ka mid-yihiin Dhukaanka, Jadeecada...
Kalluumaysiga ayaa ka mid ah ilaha dhaqaalaha wax soo saarka Soomaaliya, iyadoo xeebta dheer ee waddanku leeyahay ay ka dhigtay...
Qaar ka mid ah beeralleyda roob falatada ah iyo kuwa waraabka wax ku beerta ee ku dhaqan degmada Baardheere ee...
Xaalado abaaro iyo biyo la'aan ayaa waxa ay ka taaganyihiin deegaano ka tirsan gobolka Sool halkaa oo todobadaadkan ay xaaladu gaartay meel...
Iibka xoolaha iyo ka ganacsigooda ayaa todobaadyadaan meel wanaagsan maraya,iyadoo ay badan yihiind alabka iyo shirkadaha xoolaha iibsada kuwaasoo quud...
Beeruhu waxay ka mid yihiin ilaha dhaqan dhaqaale ee dalka Soomaaliya, oo lagu tiriyo dalalka ku wanaagsan beerashada dalagga, sida...
Sayladaha xoolaha waddanka ayaa kala duwan, iyadoo sarrifka lacagta Doollarka oo hoos u dhacday ay saamayn hadda ku yeesheen qiimihii...
Collaadaha ka socda goboladda koonfureed ayaa saamayn ku yeeshay isu gudbinta xoolaha gobolada, siiba gobolada Gedo, Bay iyo Bakool, Hadaan...
IDAACADDA 30-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo