Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

XAALUFKA OO KEENAY IN LO’DU KA DABAR GO’DO GOBOLKA MUDUG

Radio Ergo by Radio Ergo
October 24, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Badar lagu iibinayo suuqa Beledweyne/Sawir/Keydka/Cabdullaahi Salaad

Xaalufka saameeyey meelo badan oo kamid ah dalka  Soomaaliya ayaa ,wuxuu saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyadaba, gaar ahaan noocooda u nugul xaalufka. Meelaha naabdguurka ugu darani saameeyey waxaa ka mid ah,  deeganno aad ugu wanaagsanaa daaqsinta sedexda miisi ee Somalidu dhaqato, sida geela lo’da iyo ariga kuwaas oo u kala nugul marka abaar iyo xalufba dhacaan,

Lo’dii lagu yaqiin deegaamo badan oo kamida gobolka Mudug ayaa waxay hadda u muuqataa mid sii dabargo’aysa, inkasta oo aan cilmibaaris rasmiya lagu sameyn waxa sababay arrintaas haddana waxa la rumaysan yahay inay sabab u tahay xaalufka saameeyey deegaanka.

Mustaf Casiis Aw yusuf oo kamida masuuliyiinta urur waddaniya oo ka shaqeeya ilaalinta deegaanka ee gobolka Mudug ayaa idaacadda Ergo u sheegay inay sii dabargo’ayso lo`dii Mudug lagu dhaqan jiray, taaso ay sabatay xaalufka ka dhacay deegaamadii ay daaqi jirtay.

“Lo’dii way dabargoday waliba xeebtay ugu dabeysay iyadana way ka dhamaatay waxana u sababa Lo`du wax nuggul bay ahayd oo cows iyo biyo  bay haysatay cowskiina waa weyday, meelmeel dhifa ayaad ku arkeysa neefaf aan badnayn oo ah dhinaca Eyl”ayuu yiri Mustaf

Farax Muuse Cali waxa uu dhaqan jiray Lo’da lakiin hadda taasi way dhaaftay, idaacada Ergo  ayaa waxa uu uga warramay  waxa ay sababsatay lo’dii Mudug joogi jirtay,

“Lo’lay baan ahaa ilaa fac ka fac jiray markii u dabaysana waxay gaartay 200 oo sacaad in ka badan maantana hal neef kama noola sacii u dambeeyey wuxuu dhintay Diraacdii dhaweyd ee 2012, waxaana ku dhacay nabaadguur dhulkii ay daaqi jirtay baa nabaadguuray ,Cows iyo markay wayday waxay daaqdo bay baaba`day, anniga waxay ila tahay abaaraha dabada dheeraaday ee soo noqnoqday, roobabkii aan hore u heli jirnay oo yaraaday iyo daagsiimooyinkoo batay ay yihiin waxyaalaha ugu badan ee keenay xaalufka sababay in lo’du daaq weydo”

Maxamed Muuse Calikoor oo isna kamida dadka dhaqan jiray lo’da lakiin hadda aan hal sacna haysan ayaa Ergo u sheegay inay sababtu tahay  xaaluf si weyn u saameeyey nolosha dadka iyo duunyadaba.

“Wax badan baan lo’lay ahaa  oo waan dhaqan jiray lakiin maanta waxba kama noola , waxay ku noolaataa lo’du bur, dooxo cawseed iyo biyo burku waa cowska lo’du cumto oo aysan ka maarmi karin , maanta waa weyday cowskii, qashkii iyo yiristii ay cuni jirtay  dhulkiina waa xaalufay meel kastana waxa laga dhigay baraag iyo tuulo, waxay noo daaqi jirtay lo’du Cadduun,dooxa Mudug iyo Ceelcad, waxaana  ku yaalay bur cows ah, waa durreemi iyo yara,
meel kasta oo ay tagtana waxay kaheli jirtay biyo iyo baad, waxana dhameeyey lo’dii Mudug  waa xaaluf iyo abaar ee maahan cudur,”sidaas waxa Ergo u sheegay Maxamed Muuse oo ahaan jiray lo’lay.

Xoolo raacatada Soomaalida ayaa si isku mid ah kuugu sheegayo niyad jab ka haysta dhaqista xoolaha, xaalufka jira dartiis, mase haystaan waqtigaan talo ay ku wajihi karaan arrintaan

Burhan Cadeysay/MH/MRS

Previous Post

HAWEENKA PUNTLAND OO KA CABSI QABA IN AY WAAYAAN KURAASTA BAARLAMAANKA

Next Post

SARE U QAADIDDA XIRFADDA KALLUUMAYSI EE XEEBAHA HOBYO

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SARE U QAADIDDA XIRFADDA KALLUUMAYSI EE XEEBAHA HOBYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo