Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

CUDURO XOOLAHA KU DILAYA GOBOLADA MUDUG, GALGADUD IYO GEDO

Radio Ergo by Radio Ergo
October 8, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Ibraahim Xasan, 80 sano jir lo’leey ah oo ka walaacsan caafimaadka lo’diisa maadaama lo’ vadab deegaanka ugu dhimatay cudurrada Garab-gooye iyo Qanje

Dadka xoolo dhaqatada ah ee gobolada Mudug, Galgadud iyo Gedo ayaa sheegaya in deegaanadaa ay ka dilaaceen cuduro soo ridanaya xoolaha. Gobolada Mudug iyo Galgadud dadka xoolo dhaqatada ah waxa ay sheegayaan in cudurada Garab-gooye iyo Qanje ay xoolo ugu dhinteen goboladaas dhowrkii todobaad ee lasoo dhaafay.

Axmed Maxamed oo ka mid ah xoolo dhaqatada ku nool deegaanka Dumaaye oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug in lo’ ka badan 50 neef ay ugu dhintiin cuduradaas degmada bishan oo keli ah.

“Aniga deegaanka aan joogo ee Dumaaye iyo Tuulooyinka kaleba Lo’du way jiran tahay waxayna u dhimataa cudurka Qanjaha aniga ilaa 50-neef ayaan hubaa dhimashadooda bishan biloga ah kaliya” ayuu yir Axmed.

Axmed Xaashi oo ah 62 sano jir xoolo-dhaqte ah oo ku nool tuulada Sarmaan oo qiyaastii 35km dhanka waqooyi barri uga beegan degmada Caabudwaaq ayaa isna raadiyoow Ergo u sheegay in lo’ ka badan shan iyo toban neef ay toddobadkan oo keli ah ugu dhinteen degamdaas cuduradaas.  Axmed wuxuu sheegay in aysan haysan wax dawo ah.

“Lo’du waa ay dhamaanaysaa oo maalinwalba waa ay dhimataa. Waxaa ku dhacay cudurada Garba-gooyaha iyo Sambabka, wax daweyn ahna ma helin. Sidaas awgeed, waxaan ka cabsi qabnaa in lo’du naga dabar go’do,” waxaa sidaas yiri Axmed Maxamed oo ka mid ah dadka lo’da dhaqda eek u nool deegaanka Biyo-gaduud oo ku dhow degmada Cadaado.

waxaa ku dhacay cudurada Garabgooyaha, iyo Sambabka, wax dawayn ahna ma helin sidaas awgeed waxaan ka cabsi qabnaa in ay lo’du naga dabar go’do abaarana waa soo martay hadana cuduro ayaa ku dhacay” sidaas ayuu Raadiyaha Ergo u sheegay Axmed Maxamed oo ka mid ah dadka Lo’da dhaqda ee ku nool deegaanka Biyo-gaduud.

Dhakhtar Maxamed Cumar Eenow oo dhakhaatiirta xoolaha ka mid ah oo Cadaado jooga ayaa Raadiyoow Ergo u xaqiijiyay in cuduradu ka jiraan gobolada Mudug iyo Galgaduud oo xoolo lo’ u badan ay u dhinteen cuduradaas oo ay bagteeriyo keento.

Dhanka kale, xoolo-dhaqato kale oo ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa iyana ka cabanaya cuduro aan la aqoon oo ay xoolaha ay ugu dhimanayaan deegaanka. Ilaa 150 neef oo isugu jira ari, ido iyo lo ayaa cuduradaas aan la aqoonsan ugu dhintay degmada Luuq iyo Garbahaareey toddobaadkii lasoo dhaafay.

Maxamed Muxumed oo ka mid ah xoolo-dhaqatada deegaanka Gubbo-weyn oo ka tirsan degmada Luuq ayaa Raadiyoow Ergo u sheegay in xoolaha ugu badan ay ugu dhinteen cuduradaas tuulooyinka Gubbo, Funuje, Golweyn iyo Geedweyne. Weriyaha Ergo ee gobolka wuxuu sheegayaa in xoolo dhaqatadu aysan helin dawooyin ay u isticmaalaan cudurkan.

“cuduradan xoolaha ay u dhimanayaan waxaa la arkaa sanad waliba marka la gaaro xilli roobeedka deyrta,waxaana xilligaasi dhinta xoolaha dhalaya,sida ariga,idaha iyo lo’da,”  ayuu yiri Maxamed Muxumed oo ka mid ah xoolo dhaqatada tuulada Gubbo weyn .

Cabdi Bees oo ka mid ah Dhaakhaatiirta cudurrada xoolaha ee ku sugan Gedo, una shaqeeya hay’adda VSF ayaa raadiyo Ergo u sheegay in aysan weli aqoonsan nooc cudurka ay xoolo u dhimanayaan balse ay qabaan tuhun ah in uu yahay cudurka sambabka oo ku badan ariga iyo idaha.

Bees wuxuu intaa ku daray in dhawaanahanba ay helayeen warbixinno la xariira xoolo u dhimanaya cudurrada aan la aqoonsan oo ka imaanaya Baardheere, Garbahaarey iyo Luuq oo ka wada tirsan gobolka Gedo. Dhakhtarku wuxuu intaa ku daray in ay wadaan baaritaano la xariira nooca cudurka.

Si kastaba, xoolo dhaqatada ku nool gobolada Mudug, Galgadudu iyo Gedo waxa ay ka codsanayaan dowladda Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaarka ay gacan ku siiyaan siddii ay xoolahoodo ay uga badbaadsan lahaayeen cudurada dhamaynaya.

Maxamuud Cabdi Diirshe iyo Axmed Cumar Saalixi

Previous Post

QIIMAHA MIRAHA KA SOO BAXA BEERAHA SOOMAALIYA

Next Post

Soomaalida ka soo noqonaysa Koofur Afrika oo ay tiradoodu sii kordhayso

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Soomaalida ka soo noqonaysa Koofur Afrika oo ay tiradoodu sii kordhayso

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo