(ERGO) - Nuur Cabdiraxmaan Maxamed wuxuu wajahaya shaqo la’aan, taasi oo saameeyn ku yeelatay maareeynta nolosha qoyskiisa. Xeebaha gobolka Bari...
(ERGO) - Maxamed Siciid Nuur wuxuu ku filnaaday maaraynta nololsha qoyskiisa oo ka kooban 14 qof. Wuxuu shaqo ka helay...
(ERGO) - Saynab Maxamed Axmed oo ganacsato ahayd muddo 30 sano ah ayaa noqotay guri-joog. Waxaa ka xirmay miis ay...
(ERGO) - Boqollaal xoolo-dhaqato ah oo ku nool tuulooyinka Taabto, Xayo iyo Qooqaani ayaa wajahaya go’doon ka dhashay daadad gooyay...
(ERGO) - Qoyska Cabdulqadir Maxamed Cali oo 8 qof ah waxaa ku adag inay helaan wax ay hal waqti cunaan...
(ERGO) - Xaliimo Cali oo ah hooyada labo iyo toba carruur oo agoomo ah waxay bannaan yaal u tahay roobka...
(ERGO) - Caddey Cabdullaahi Aadan iyo carruurteeda oo sagaal ah waxay hoy la’aan iyo cunno yari ku wajahayaan xerada barakaca...
(ERGO) - kumanaan qof oo ka kaluumaysanayay gobolada Sanaag iyo Bari ayaa wajahaya shaqo la’aan saamaysay nolosha qoysaskooda, markii maraakiib...
(ERGO) - Qoyska Nuur Axmed Maxamed oo 10 qof ah waxaa ku adag in ay helaan 24 saacba hal waqti waxay...
(ERGO) - Maano Nuur Xasan oo khudaarta ka ganacsata ayaa tan iyo bartamihii Juun ee sanadkan ay meheraddeedu xirantahay, markii...
IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo