Ku dhowaad 500 oo beerood oo tacabkooduu uu soo bilowday bilihii ugu horreeyey ee sannadkan, ayaa tacab khasaar noqday, kaddib...
Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dr. Maxamuud Maxamed Maxamuud, ayaa Raadiyo Ergo u...
Beeraleyda degmada Baardheere iyo deegaanno hoostaga ayaa dib u billaabay in ay beertaan beerihii ku burburay fatahaaddii uu webiga Jubba...
Beeraleyda waraabka ee degmada Baardheere iyo 59 tuullo oo hoos taga ayaa kowdii bishaan billaabay in ay dib u tabcadaan...
In ka badan kun nee foo geel ah ayaa ilaa bishii May ee la soo dhaafay xanuunno ugu dhintay deeganno...
Macalin Cabdi Cumar oo ka mid ah beeroleyda deegaanka sanguuni ee gobolka jubada hoose ayaa raadiyo Ergo u sheegay in...
(ERGO) - Saddex milyan iyo boqol kun oo neef oo isugu jira Geel iyo Ari ayaa lagu tallaalay dhamaan deegaanada...
(ERGO) - Roobab xoog leh oo horraantii bishan Juun ka da’ay buuraleyda iyo dhulka banaan ee gobolka Bari ayaa waxyeelo...
Beeralayda Baardheere ee fatahaddii bishii Abriil ee sanadkaan dhacday saamaysay ayaa hadda dadaal ugu jira inay dibu tabcaan dalagyadii ka...
(ERGO) Yacquub Buule waa 48 jir, 15 carruur ah dhalay, waa beeralay ku nool deegaanka Banaaney oo waqooyi bari 3km ka...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo