Beeraleyda tacbada muuska ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa billaabay inay beertaan muus, saddex sano kaddib oo aanay muuska beeran. Warbixin...
Kumannaan xoolo ah ayaa xanuuno ay ka qaadeen qabowga iyo dabeylaha xilligaan xagaaga dhacayo, waxaa looga daweynayaa deegaannada duleedyada muqdisho...
Cabdinaasir Cali Xaashi waa nin beeralay ah, toddobaadkaan wuxuu keenay suuqa degmada Guraceel 30 kiilo oo basbaas ah, 40 kiilo...
Beeraley ku nool Guraceel ayay markii u horreysay u soo go'een dalagyadii ay beerteen, sida uu warbixintaan ku eegayo weriyaha...
Faadumo Cismaan Jaamac, waa xoolo-dhaqato ku nool tuulada Ina-afmadoobe oo 30 km Waqooyi ka xigta Qoryaale. Waxay Raadiyo Ergo u...
Xoolo-dhaqato ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Togdheer ayaa ka cabanayo daaq la’aan haysata xoolahooda. Dhowaan waxaa da’ay roobkii gu’ga,...
Faadumo Jibriil waa khabiir dhinaca deegaanka ah, waxay beer ku leedahay deegaanka Durduri oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka...
Labo kun iyo shan boqol oo hiktar oo ah beero ku yaalla 40 tuulo oo ku teedsan webiga shabeelle waqooyigana...
Cayayaankan oo ka dhashay fatahaaddii webiga shabeelle uu ka sameeyay gobolka Hiiraan ayaa ku faafay beerahan oo hal bil abuurnaa....
(ERGO)-Tacabkii 550 beerood oo ku yaalla degmada Sallaxley, oo 80KM dhinaca koonfureed ka xigta magaalada Hargeysa ayaa ku baaba’ay cayayaan...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo