Ganacsatada qudaarta ee Afgooye ayaa ka cabanaya saameyn uu ku yeeshay baro kaantarool oo sadex ah oo yaala inta u...
Qalab looga hor tegayo cayayaanka beeraha cuna ayaa la siiyey beeralayda degmooyinka Balcad, Jowhar iyo Mahadaay. Qalabkaan ayaa bixinaya sanqar...
Faadumu Xuseen jaamac waa hooyo degen miyiga degaanka ina Afmadoobe oo koonfur kaga beegan Burco, una jira 65km, waxay abaarta...
(ERGO) - Ganacsatada xoolaha dhoofisa ee Somaliland ayaa sheegaya inay heleen suuq cusub oo adhiga ay u iibgeynayaan, ayna 50,000...
Kaddib abaaro dabo-dheeraaday oo ka jiray deegaanada Soomaalida, xooloeyda ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan ka...
Xoolo dhaqatada gobolka Galgaduud ayaa wakhtigaan oo robabki gu’ga si hagaagsan uga da’een gobolka, sayladaha xoolaha dib uga iibsanaya adhiga...
(ERGO) - Xoolo-dhaqatada gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sayladaha xoolaha dib uga iibsanaya ariga dhaqaalka ah tan iyo bartamihii...
Daadad iyo fatahaado uu sameeyey webiga Daawo ayaa burburiyey dalaggii beeraha ee deegaanno ka tirsan ismaamulka Mandheere ee gobolka waqooyi-bari...
In ka badan kun beerood oo kuwa webiga jiinkiisa ku yaalla ah ayay saameysay fatahaadda uu dhowaan sameeyay webiga Jubba...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo