Beerahan oo la abuuray bishii March ee sanadkan ayay beerolaydu kaga faa'iidaysanayeen roobka guga. Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo...
Xafiiska Iskaashatada beeralayda gobolka Nugaal ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in ka badan 100 qoys oo ah dadkii miyiga ku...
Suuqdyada lagu iibiyo xoolaha magaalada Buuhoodle ayaan labo toddobaad la keenin xoolo-hii lagu kala iibsan jiray, waxaana saamaynta ugu badan...
Xoolo-dhaqatada deegaannada xeebta Waqooyi ee Somaliland ku nool ayaaka faa’iideystay daaweyn loo sameeyay xoolahooda oo xanuunsanayay. Xanuunadda waxay ka qaadeen...
Dadka qaar oo beeroley hore ahaa ayaa isku dayay in ay beero tacbadaan inkastoo ay heli waayeen lacagtii ay ku...
300 oo qoys oo barakac ku ah deegaanno hoos yimaada magaalada Boohoodle oo abaaraha ku waayay xoolihii ay lahaa ayaa...
Ganacsiga lo’da ee suuqa Baydhabo ayaa noqday mid si heer sarreeya ah ku socda. Dallaaliinta kala iibiya xoolaha ee jooga...
(ERGO) - Toddobo kun oo qoys oo ah beeraleyda ay abaarta saameysay ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalooyinka maamulka...
Ilaa 7 kun oo beeraley ah oo ku nool deegaannada maamulka Koonfur-galbeed, ayaa isu diyaarinaya inay dib ugu laabtaan dhul...
(ERGO) - Khudaar aad u badan oo ka soo go’day beeraha ayaa soo gashay suuqyada degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taas...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo