Xoolo-dhaqatada deegaannada xeebta Waqooyi ee Somaliland ku nool ayaaka faa’iideystay daaweyn loo sameeyay xoolahooda oo xanuunsanayay. Xanuunadda waxay ka qaadeen...
Dadka qaar oo beeroley hore ahaa ayaa isku dayay in ay beero tacbadaan inkastoo ay heli waayeen lacagtii ay ku...
300 oo qoys oo barakac ku ah deegaanno hoos yimaada magaalada Boohoodle oo abaaraha ku waayay xoolihii ay lahaa ayaa...
Ganacsiga lo’da ee suuqa Baydhabo ayaa noqday mid si heer sarreeya ah ku socda. Dallaaliinta kala iibiya xoolaha ee jooga...
(ERGO) - Toddobo kun oo qoys oo ah beeraleyda ay abaarta saameysay ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalooyinka maamulka...
Ilaa 7 kun oo beeraley ah oo ku nool deegaannada maamulka Koonfur-galbeed, ayaa isu diyaarinaya inay dib ugu laabtaan dhul...
(ERGO) - Khudaar aad u badan oo ka soo go’day beeraha ayaa soo gashay suuqyada degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taas...
Arrintan ayaa ka dambaysay kaddib markii webiga Jubba uu biyo badan keenay horraantii bishan isla markaana beeraleyda degmada Baardheere ay goostaan...
Biyo la’aan ayay haysataa qoysas ka badan 1,000 oo ku nool deegaanno saddex ah oo ku yaalla waqooyiga Buuhoodle. Bilowgii...
IDAACADDA 17-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo