Dadka beerta, kuwa ka ganacsada iyo kuwa ka xoogsada xabagta may diga ayaa sheegaya in seddexdii sano ee la soo...
(ERGO) - Beeraley ku sugan deegaannada Buulo-gaduud iyo Goobweyn ee gobolka Jubbada hoose ayaa tobankii bishan markii ugu horreysay wax tacbaday...
Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan jirin wax shati kalluumaysi ah oo ay bixiyeen, maamul goboleedyaduna...
(ERGO) - Beeraleyda deegaanka Jibagalle oo hoostaga magaalada Garoowe ayaa markii ugu horreysay bishan u wareegay tacabka dalagyada cuntada ah, kaddib...
In ka badan in ka badan 2 kun oo neef oo isugu jira geel iyo Lo' ayaa si bilaash looga daweeyay...
(ERGO) - Xaawo Ibraahim Isxaaq oo ah hooyo keligeed carruur ku korsata degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayay ku adag tahay...
Dhul beereed ka badan 2500 oo hiktar oo ku yaalla degmooyinka Afgooye, Jannaale, Qoryeelay iyo Kurtunwaaray ee gobolka Shabeellaha hoose...
Boqolaal higtar oo ay ku beernaayeen khudaar iyo dalagyada firaleyda ayaa qalaalay markay waayeen biyihii waraabka, beerahaan ayaa waxay ku...
Xoolo-dhaqatada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya arigoodii oo u dhimanaya cudurka Xaafowga oo ka dhasha biyaha...
Wax soo-saarkii beeraha ee deegaannada Somaliland ayaa 75 boqolkiiba hoos u dhacay sanadkii dhamaaday, taas oo ay ugu wacan tahay...
IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo