Qiimaha xoolaha ee sayladda Baydhabo ayaa todobaadkaan qiimaha lagu kala iibsanayaa kor u kacay, tanoo dadka xoolaha dhaqdaa u sababaynayaan...
Beeraleyda ku dhaqan Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya iney ka qalaleen Dalagii ay Beerteen Xiligi Roobaadkii...
Maxamuud Timir ayaa u guuray dhulka buuralayda ah ee saaran xeebta gobolka Sanaag dhammaadkii bishii lasoo dhaafay ee Nofeember. Baabuur...
Cabdiraxmaan Jaamac Faarax ayaa markii ugu horreysay labadii bishan wuxuu qoondo u helay $100 kaddib markii ay goosteen khudaar ka...
Boqol oo qoys oo ku xoola beelay abaartii ayaa tacabka beeraha ka bilaabay deegaanka Dal-yare ee gobolka Sool oo dhinaca...
Xoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ariga ku...
Xoolo dhaqato abaar uga hayaamay qaybo kamid ah gobolada Sool, Sanaag, Bari iyo Nugaal ayaa usoo naq-raacay deegaanno kuyaal...
Boqol iyo sagaashan qoys oo xoolihii ay la lahaayeen ku waayay abaaro muddo sadex sano ka badan ka jiray deegaannada...
Cawli Maxamuud Saciid waa u qaybsanaha hay'adda Laanqayrta Cas ee ICRC dhinaca xoolaha, hay'addaan oo waday daaweyn iyo xanaano dhinaca...
Sawir/kaydka/Ergo Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer oo nolol ahaan dadku xoolo dhaqashada ku tiirsanaayeen, waxaa sanadihii danbe ka bilaamay tacabka...
IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo