Gurista webiga Shabeelle ayaa saameyn badan ku yeelatay dallaggii beeraha ee beeraleyda Soomaaliyeed maadaamaa beeruhu ku tiirsanaayeen waraabka biyaha.
Tuulooyinka badan oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa gurista webiga ay saameysay dadkii wax beeran jiray.
Weriyaha Radio Ergo Maxamed Sheekh Xasan ayaa ka warramaya.