Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Wax soo saarka beeraha galleyda iyo Khudaarka oo kordhay

Radio Ergo by Radio Ergo
February 11, 2018
in Beeraha Iyo Xoolaha
0
Wax soo saarka beeraha galleyda iyo Khudaarka oo kordhay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ka badan kun iyo todobo boqol oo beeraleey oo ku kala sugan degmooyinka Balcad, Afgooye iyo Aw-dheegle ayaa ka faa’deystay mashruuc lagu hormarinayo habka abuurka dalagga beeraha.

Beeraleyda galeyda iyo khudaarta oo habka abuurka beeraha waraabka iyo daweyntooda ka bartay tababar hay’adda aqoonyahanada beeraha Soomaaliyeed qabatay bishii Maarso ee sanadkii hore ayaa sheegaya in cilmiga ay heleen u horseeday korarka waxsoosaarka beerahooda. Hey’adda ayaa xilliga beeraleyda u qeybisay abuur daweyn, kaas oo kordhiyay miraha kasoo go’aya beeraha galeyda iyo khudaarta.

Idiris Abuukar yuusuf oo ka mid ah dadka ka faa’deystay mashruucan ayaa Ergo u sheegay in markii hore dhulka beertiisa ay ka soo bixi jirtay 1 loor oo galley ah balse hadda uu ka helo 4 loor oo galley ah.  wuxuuna sheegay in tababarkii uu qaatay uu ka bartay habka abuurka beeraha, qaabka loo waraab iyo wakhtida, dawooyinka  dhulka iyo kuwa loo isticmaalo marki beerta  latabco. Idiris ayaa sidoo kale yiri sheegay in  markii hore ay caqabad ka haysatay inay helaan galley ay beertaan balse hadda ay ugu deeqay  hay’adda aqoonyadana beeraha Soomaaliyeed (SATG) asagoo intaa ku daray in uu haa beeraleey 43 sano, wuxuu sheegay in qoyskiisa oo ka kooban 15 ruux ay maanta ku tiirsantahay noolashooda dalagga ka soo baxa laba jibaal oo uu beerto oo qaar ay iibsadaan qaarna ay cunaan.

Maryan Abuukar Iidow, ayaa Ergo u sheegtay in nolasha qayskeeda ay ku tiirsan tahay  4 jibaal oo dhul-beeraad ah oo ay tabcato kadib markii ay qaadatay tababarkeedi ugu horreeyey oo ku saabsan hormarinta beeraha sanadkii 2014, waxayna sheegtay in waagii hore beerta ay ka heli jirtay sanandkii 1 loor oo galleey ah balse hadda ay hesho 4 loor, waxayna intaa ku daratay in ay ka dhisatay guri ay hadda ku noolyihiin ayado iyo qoyskeeda,  Mayryan ayaa tilmaantay in hadda ay marayaan abuurkii 4 afaraad oo waraab ah.

Khadiijo Axmed Abuukar  waa madaxa maamulka hay’adda aqoonyahannadda beeraha soomaaliyeed, waxay Ergo u sheegtay in markii ay arkeen baarintaan ay sameeyeen kadib in beeralleyda ay u qabteen tababar ay ku baryeen  Diyaarinta dhulka ee tignoolajiyadda cusub, meelaha dhirta lagu abuuro, qaabka waraab qaadashad beeraha, dooyinka cayayaanka, cabirka dawooyinka loo isticaamaalo beeraha iyo qaabka loo adeegsado.

Khadiijo ayaa tiri mashruucaan waxaa wajigiisa koobaad ka faa’ideystay beeralley ku nool  16 tuulo oo hoos tagta degmada Afgooye, 7 tuulo oo hoostagta Aw-dheegle iyo 6  tuulo oo hoostagata degmada Balacad ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Previous Post

Dhallinyarada Burco oo qaab cajiib ah u badelo heesa

Next Post

Wareysi: Xoolo-dhaqato-beeralleyda Gebilley oo roobab yaraantu ay saameysay

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Ceelal qalalay oo biyo la’aan dhigay qoysas ku nool gobolka Sool

April 3, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas ku nool Galgaduud oo cunno xumo uga baxay adeegsiga mooto Faykoonta

April 2, 2026
Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo

February 17, 2026
Pastoralists with nothing left descend on Lasanod town and surroundings in Sool
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas ka fursan waayay xaaladda barakaca oo Laascaanood ku wajahaya nolol xumo

February 10, 2026
Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah
Beeraha Iyo Xoolaha

Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah

February 3, 2026
Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen

January 28, 2026
Next Post
Wareysi: Xoolo-dhaqato-beeralleyda Gebilley oo roobab yaraantu ay saameysay

Wareysi: Xoolo-dhaqato-beeralleyda Gebilley oo roobab yaraantu ay saameysay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-APR-2026

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo