Dadka barkacayaasha ee ku nool xerada barakacayaasha Halabooqad ayaa welwel ka muujinaya iney dhibaato caafimaad-darro uga timaaddo roobabka Gu`ga oo...
Afhayeennka hay`adda gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA Cabdi Yuusuf Nuur ayaa ku tilmaamay iney xaaladdii samafalka ee Soomaaliya tahay mid...
Warbixin ay si wada jir ah maanta 16 Abril 2013 u soo saareen hay’adaha UNICEF,UNDP, WFP, WHO, FAO iyo UNFPA...
Barakacayaasha degmada Baydhabo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ka haysta roobabka Guga oo maalmahan si xoog ah uga da`aayay magalaadaas. Robabkan...
Qaraxii ka dhacay dhismaha maxkamadda sare ee Banaadir ee magaalada Muqdisho 14 Abriil 2013 ayaa wuxuu saameyn iyo cabsiba uu...
Boqollaal Soomaali ah oo ku xayiran dalka Suuriya oo ay dagaallo ka holcayaan ayaa sheegaya inay ku dandarreysan yihiin dalkaasi, waxayna...
Maryan: “Haddii ay dhacdo in nala raro, waxaa noogu muhiimsan goobaha nala geynayo amaankeenna iyo wixii nolosha aasaasi u ah”...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Fallis: Waxaa qaraxan ku dhintay 8 qof oo uu ku jiro wiilkaygii curadka ahaa, aabahay, hooyaday iyo...
Barkacayaal ka cabanaya dhul lagu amray inay ka guuraan Kaamka barakacayaasha ee Buula Eelaay wuxuu ku yaallaa magaalada Boosaaso ee...
Ugu yaraan labo carruur ah ayaa ku dhintay kaddibmarkii ay qaadeen daadad ku soo rogmaday tog weyn oo ku yaalla...
IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo