(ERGO) - Afar boqol iyo toddobaatan qoys oo ku nool xeryo barakac oo ku yaalla degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo,...
Dad ku dhow 500 oo qoys oo ku nool xeryo lagu barakacay oo ku yaalla Buurdhoobo ayaan haysan cunto ku...
(ERGO) Nadiifo Nuur Axmed waxay joojisay shaqo maalmeedki ay carruurta uga soo saari jirtay qutuyoomka tan iyo marki bishi hore...
(ERGO) - Qoysas ka soo barakacay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ku nool xeryaha barakaca ee ku yaalla dhanka bari ee...
Dadka ka soo jeeda deegaannada koonfurta Soomaaliya ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee Naasa-hablood A iyo Naasa-hablood B ee...
(ERGO): Dagaal ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Al-Shabaab maalmahan ku dhexmarayey deegaanka Basra, oo 15-km dhinaca waqooyi kaga beegan...
600 oo qoys oo beeraley ah oo uu barakaciyey dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Al-Shabaab, oo...
(ERGO) Maryan Maxamed Nuur oo 23 jir ah, waxay ku noolayd xerada qaxootiga ee IFO ee ku taal Dhadhaab Kenya,...
16 dhaliyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Kenya ayaa deeq waxbarasho ka helay...
180 qoys oo beeraley ah oo ka soo barakacay tuulooyin Haduuman, Buula-sheekh iyo Farxaane oo hoostaga degmaa Qoryooley ee Shabeelaha...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo