Dagaalka u dhexeeya ciidamada Jubba Land iyo ururka Alshabaab ayaa ka dhacay tuulooyinka Baabaa ,Toosiley iyo Bohol, iyadoo qoysaska ugu...
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo tan iyo horraantii sanadkan 2018 waxaa ka jiray ay dagaallo ka barakaciyeen qoysaskii deggannaa...
Maxamed Muxumed waxaa uu ka mid yahay dad xoolo dhaqato ah oo ka barakacay dagaal maalintii Isniintii 17 bishaan ka...
Qoysas badan oo ay noloshooda dhinac kasta ka saameysay duufaantii Sagar ee ku dhufatay gobolka Awdal bishii May ee sanadkan...
Wasiirka ka hor tagga iyo maaraynta masiibooyinka ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in waqti dheer ay qaadanayso in dib...
Haweenkan oo qoysaskoodu kasoo barakaceen abaartii ku dhuftay Gobolka Sanaag sanadkii 2017 waxay ka cabi jireen ceelal iyo Balliyo ku...
Labo boqol iyo lixdan iyo afar qoys oo ku nool xero barakac oo ku taalla tuulada God-waraabe ee Gobolka Sanaag...
Dadkan oo ka barakacay dagaala u dhaxeeyay labo qabiil ayaa gaaray deegaanka Dhagax-isgurro, waxaan halkaas ku haysta biyo iyo cunno...
Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka kenya ayaa dadka ku nool waxa ay sheegayaan inay jiraan culeysyo dhanka adeegyadii faya-dhowrka, guriyaynta...
Qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab ee Kenya, ayaa sheegaya inay ku adag yihiin helitaanka adeegyada saxada, biyaha iyo bacaha guryaha...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo